{"id":428233,"date":"2020-09-26T12:15:14","date_gmt":"2020-09-26T09:15:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428233"},"modified":"2020-09-26T13:29:35","modified_gmt":"2020-09-26T10:29:35","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-al-shabaab-kasoo-furtay-caruur-ay-u-tababarayeen-qaraxyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-al-shabaab-kasoo-furtay-caruur-ay-u-tababarayeen-qaraxyada\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo Al-Shabaab ka soo furtay caruur ay u tababarayeen qaraxyada."},"content":{"rendered":"<div id=\":nv\" class=\"ii gt\">\n<div id=\":nu\" class=\"a3s aXjCH \">\n<div dir=\"auto\">\n<div dir=\"auto\">\n<div dir=\"auto\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho:(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya\u00a0 gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14 October ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Taliyaha Ururka 143 Aad ee Guutada 14 October Dhamme Axmed Xasan Siyaad oo hogaaminaayay hoowlgalka ayaa u sheegay warbaahinta Qaranka\u00a0 inta uu socday howlgalka inay ku dileen xubno ka tirsan nabadiidka\u00a0 Al-shabaab oo gaaraya 16 dagaalame.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Dhamme Axmed Xasan Siyaad waxa uu sidookale sheegay in Howlgal Ciidamada ay kusoo bad baadiyeen Caruur ay Al-shabaab u tababarayeen Qaraxyada<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Taliyaha oo ka hadlayay Caruurta ay Al-shabaab kasoo furteen\u00a0 tiradooda\u00a0 ayaa ku sheegay in ay Gaarayaan 40 isagoona xusay in nabadiidka ay Caruurtaan kasoo Afduubteen qaar ka mid ah Gobolada Dalka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"yj6qo\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"yj6qo\"><\/div>\n<div class=\"adL\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\":pk\" class=\"hq gt a10\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya\u00a0 gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14 October ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose. Taliyaha Ururka 143 Aad ee Guutada 14 October Dhamme Axmed Xasan Siyaad oo hogaaminaayay hoowlgalka ayaa u sheegay warbaahinta Qaranka\u00a0 inta uu socday howlgalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428234,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428233","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428233","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428233"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428242,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428233\/revisions\/428242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}