{"id":428215,"date":"2020-09-25T23:09:41","date_gmt":"2020-09-25T20:09:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428215"},"modified":"2020-09-26T08:39:07","modified_gmt":"2020-09-26T05:39:07","slug":"dhagarqabe-doonayey-inuu-hoobiye-ka-tuuro-deyniile-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhagarqabe-doonayey-inuu-hoobiye-ka-tuuro-deyniile-oo-la-qabtay\/","title":{"rendered":"Dhagarqabe doonayey inuu Hoobiye ka tuuro Deyniile oo la qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in ciidanka Amniga\u00a0 howlgal ay ka fuliyeen Degmada Dayniile ay ku soo qabteen dhagarqabe ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Mudane Tuulax ayaa xusay in dhagarqabaha oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Xassan Cali kana tirsan kooxda Al-Shabaab oo doonayey in uu rido hubka loo yaqaano R.B.D si uu u dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa ku guuleystay inay ka hortagaan qorshaha uu maleegayay dhagarqabaha, haatanna ay ku socoto baaritaanno dheeraad ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in ciidanka Amniga\u00a0 howlgal ay ka fuliyeen Degmada Dayniile ay ku soo qabteen dhagarqabe ka tirsan Al-Shabaab. Mudane Tuulax ayaa xusay in dhagarqabaha oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Xassan Cali kana tirsan kooxda Al-Shabaab oo doonayey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428218,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428215","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428217,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428215\/revisions\/428217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}