{"id":428205,"date":"2020-09-25T14:17:19","date_gmt":"2020-09-25T11:17:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428205"},"modified":"2020-09-25T14:17:19","modified_gmt":"2020-09-25T11:17:19","slug":"howlgallo-lagu-sugayo-amniga-oo-ka-socda-gobolka-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgallo-lagu-sugayo-amniga-oo-ka-socda-gobolka-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Howlgallo lagu sugayo amniga oo ka socda Gobolka Sh\/Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska ee Degmada jowhar oo kaashanaaya bulshada ku dhaqan halkasi ,maxamed siyaad cali{ Canjeex}\u00a0ayaa ku howlan dadaallo lagu xaqiijinayaan amniga magaalada Jowhar iyo deegaanada kale ee Gobolka Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada jowhar,maxamed oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa soo hadal qaaday muhiimada bulshada,u leedahay nabadda iyo sida ay lamahuraanka u tahay in shacabku la shaqeeyaan laamaha amniga. .<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ku baaqay in si looga guuleysto cadawga dhagarta u maleegaya shacabka loo baahan yahay in meel looga soo wadajeesto kooxaha nabad-diidka ee dilalka ka wada Gobolka Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Bulshada ku nool caasimada hirshabeele,ayaa soo dhoweeyay hawlgalada ka soconaaya gudaha,iyo hareeraha magaalada jowhar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska ee Degmada jowhar oo kaashanaaya bulshada ku dhaqan halkasi ,maxamed siyaad cali{ Canjeex}\u00a0ayaa ku howlan dadaallo lagu xaqiijinayaan amniga magaalada Jowhar iyo deegaanada kale ee Gobolka Sh\/Dhexe. Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada jowhar,maxamed oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa soo hadal qaaday muhiimada bulshada,u leedahay nabadda iyo sida ay lamahuraanka u tahay in shacabku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428206,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428205","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428205\/revisions\/428207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}