{"id":428202,"date":"2020-09-25T12:09:23","date_gmt":"2020-09-25T09:09:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428202"},"modified":"2020-09-25T12:09:23","modified_gmt":"2020-09-25T09:09:23","slug":"boqorka-maleesiya-oo-la-dhigay-cisbitaal-iyo-xiisad-siyaasadeed-oo-ka-taagan-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boqorka-maleesiya-oo-la-dhigay-cisbitaal-iyo-xiisad-siyaasadeed-oo-ka-taagan-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Boqorka Maleesiya oo la dhigay cisbitaal iyo xiisad siyaasadeed oo ka taagan dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Sarkaal ka tirsan qasriga boqortooyada ee Malaysia ayaa maanta oo jimci ah \u00a0ku dhawaaqay in boqor Cabdalla uusan cidna la kulmi doonin muddo toddobaad ah, maadaama uu ku jiro isbitaal lagu baarayo xaaladiisa caafimaad, halka hogaamiyaha mucaaradka \u00a0Anwar Ibraahiim uu doonayo inuu la kulmo si uu u soo dhiso xukuumada cusub.<\/p>\n<p>hogaamiyaha mucaaradka \u00a0Anwar Ibrahim, ayaa horay u sheegay , inuu helay aqlabiyad xoog leh oo aad u tiro badan oo ah xildhibaano u ogolaanaya inuu rido raiisul wasaare Muhyiddin Yassin, laakiin wuxuu ku qasbanaaday \u00a0ka hor inuu ka dhaadhiciyo boqorka dalka malaysiya inuu haysto taageero iyo kalsooni uu ku soo dhiso karo xukuumadda.<\/p>\n<p>Arintaan ayaa ku soo beegmay xili\u00a0 dalka malaysiya uu ku jiro xiisad siyaasadeedee dalkaasi ka tagantahay mudo \u00a07 bilood ah , loolan awood oo u dhaxeeya \u00a0siyaaasiyeenta kal ah\u00a0 muxyadiin\u00a0 iyo anwar ay ku doonay hanashada hogaaminta xumkuumada dalka maalaysiya, waxaana laga yaabaa inay dib u dhac ku yimaado \u00a0dadaallada lagu doonayo in lagu xasiliyo \u00a0siyaasada iyo dhaqaale dalkaasi oo \u00a0saameynta fayraska Corona.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal ka tirsan qasriga boqortooyada ee Malaysia ayaa maanta oo jimci ah \u00a0ku dhawaaqay in boqor Cabdalla uusan cidna la kulmi doonin muddo toddobaad ah, maadaama uu ku jiro isbitaal lagu baarayo xaaladiisa caafimaad, halka hogaamiyaha mucaaradka \u00a0Anwar Ibraahiim uu doonayo inuu la kulmo si uu u soo dhiso xukuumada cusub. hogaamiyaha mucaaradka \u00a0Anwar Ibrahim, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428204,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428202","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428203,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428202\/revisions\/428203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}