{"id":428142,"date":"2020-09-24T14:46:05","date_gmt":"2020-09-24T11:46:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428142"},"modified":"2020-09-24T14:46:05","modified_gmt":"2020-09-24T11:46:05","slug":"maamulka-galmudug-oo-xarigga-ka-jaray-dugsi-laga-hirgaliyay-gallinsoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-galmudug-oo-xarigga-ka-jaray-dugsi-laga-hirgaliyay-gallinsoor\/","title":{"rendered":"Maamulka Galmudug oo xarigga ka jaray dugsi laga hirgaliyay Gallinsoor"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka waxbarashada Galmudug Maxamed Xaasho Dhoore, ayaa maanta xariga ka jaray Dugsi, Hoose, dhexe iyo Sare oo hey\u2019adda CISP ka hirgelisay degaanka Galinsoor ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Munaasabad lagu qabtay xarunta Dugsiga waxaa ka qeybgalay xildhibaano baarlamaanka Galmudug ka tirsan iyo mas\u2019uuliyiin kale, Maxamed Mustaf Saciid oo ah madaxa hey\u2019adda CISP ee Galmudug ayaa sheegay in Dugsigan uu yahay kii affaraad oo Galmudug ka dhisaan.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda CISP oo laga leeyahay dalka Talyaaniga ayaa horey sidan oo kale Dugsiyo ugu hirgelisay magaalooyinka; Hobyo, Bacaad-weyn iyo Caabud-Waaq.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka waxbarashada Galmudug Maxamed Xaasho Dhoore, ayaa maanta xariga ka jaray Dugsi, Hoose, dhexe iyo Sare oo hey\u2019adda CISP ka hirgelisay degaanka Galinsoor ee gobolka Galgaduud. Munaasabad lagu qabtay xarunta Dugsiga waxaa ka qeybgalay xildhibaano baarlamaanka Galmudug ka tirsan iyo mas\u2019uuliyiin kale, Maxamed Mustaf Saciid oo ah madaxa hey\u2019adda CISP ee Galmudug ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428143,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428142","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428144,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428142\/revisions\/428144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}