{"id":428071,"date":"2020-09-23T19:03:08","date_gmt":"2020-09-23T16:03:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428071"},"modified":"2020-09-23T19:03:08","modified_gmt":"2020-09-23T16:03:08","slug":"qaramada-midoobay-oo-soo-dhaweysay-ansixinta-raiisul-wasaaraha-cusub-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-soo-dhaweysay-ansixinta-raiisul-wasaaraha-cusub-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Qaramada midoobay oo soo dhaweysay ansixinta Ra\u2019iisul-wasaaraha cusub ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-War qoraal ah oo lagu daabacay bogga xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in Qaramada Midoobay ay soo dhaweymeyso, isla markaana ay hambalyo u dirayso Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta codka kalsoonida ka helay Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cBahda Qarmada Midoobay ayaa hambalyo diiran u diraysa Maxamed Xuseen Rooble oo si rasmi ah u xaqiijiyay inuu yahay Ra\u2019iiusl Wasaaraha Soomaaliya, waxayna u rajaynayaan guul xilli uu bilaabayo doorkiisa hoggaamineed ee muhiimka ah waqtigan xasaasiga u ah Soomaaliya, waxayna Qaramada Midoobay ballan qaaddaysaa inay garab istaagayso, iskaashina la samaynayso Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub\u201d.<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-War qoraal ah oo lagu daabacay bogga xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in Qaramada Midoobay ay soo dhaweymeyso, isla markaana ay hambalyo u dirayso Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta codka kalsoonida ka helay Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. \u201cBahda Qarmada Midoobay ayaa hambalyo diiran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428072,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428071","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428073,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428071\/revisions\/428073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}