{"id":428067,"date":"2020-09-23T18:36:35","date_gmt":"2020-09-23T15:36:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428067"},"modified":"2020-09-23T18:36:35","modified_gmt":"2020-09-23T15:36:35","slug":"kulan-lagu-soo-dhaweynayay-ansaxinta-raiisul-wasaaraha-cusub-ee-dalka-oo-lagu-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-lagu-soo-dhaweynayay-ansaxinta-raiisul-wasaaraha-cusub-ee-dalka-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Kulan lagu soo dhaweynayay ansaxinta Ra\u2019iisul-wasaaraha cusub ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa soo dhaweynta ansaxinta Ra\u2019iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed, waxaana goobjoog ka ahaa ururrada haweenka ee Dowlad Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin iyo xubno ka tirsan Ururka haweenka Heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed oo ka hadlay munaasabadda ayaa soo dhaweeyay ansaxinta Golaha Shacabka uu manta codka kalsoonida ku siiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub, waxayna Alle uga baryeen in uu xilka u fududeeyo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale ayaa hambalyo kaddib sheegtay in haweenku ay garab taaganyihiin Ra\u2019iisul Wasaaraha, iyadoo ka codsatay in qoondo fiican uu Haweenka ka siiyo Xukuumadda cusub ee uu soo dhisi doono Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub oo 17-kii bishaan uu magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa soo dhaweynta ansaxinta Ra\u2019iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed, waxaana goobjoog ka ahaa ururrada haweenka ee Dowlad Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Mas\u2019uuliyiin iyo xubno ka tirsan Ururka haweenka Heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed oo ka hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428068,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428067","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428067"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428070,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428067\/revisions\/428070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}