{"id":428016,"date":"2020-09-23T12:38:27","date_gmt":"2020-09-23T09:38:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428016"},"modified":"2020-09-23T14:46:53","modified_gmt":"2020-09-23T11:46:53","slug":"golaha-shacabka-oo-manta-codka-kalsoonida-siiyay-r-wasaare-maxamed-xuseen-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-manta-codka-kalsoonida-siiyay-r-wasaare-maxamed-xuseen-rooble\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Ra&#8217;iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa \u00a0cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Ra&#8217;iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo manta hortagay Golahaasi.<\/p>\n<p>Munaasabadda codeynta oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa, waxaa manta Ra&#8217;iisal Wasaaraha cusub cod aqlabiyad ah ku ansixiyay 215-xildhibaan<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo ansixinta ka dib khudbad kooban u deeyay golaha shacabka waxa uu u mahadceliyay xubnaha Golaha,isagoo sheegay inuu soo dhisi doono xukumad tayo leh oo ka shaqeysa arrimaha xoojinta amniga dalka, hirgalinta doorashooyinka, horumarinta dhaqaalaha, cadaaladda iyo garsoorka, dawlad wanaagga iyo la dagaalanka musuq-maasuqa, dib u eegista Dastuurka iyo xoojinta xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya la leedahay caalamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa \u00a0cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Ra&#8217;iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo manta hortagay Golahaasi. Munaasabadda codeynta oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa, waxaa manta Ra&#8217;iisal Wasaaraha cusub cod aqlabiyad ah ku ansixiyay 215-xildhibaan Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo ansixinta ka dib khudbad kooban u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428026,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428016","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428016"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428030,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428016\/revisions\/428030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}