{"id":428013,"date":"2020-09-23T11:59:31","date_gmt":"2020-09-23T08:59:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=428013"},"modified":"2020-09-23T11:59:31","modified_gmt":"2020-09-23T08:59:31","slug":"sacuudiga-oo-sheegay-in-dib-loo-billaabayo-gudashada-cimrada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sacuudiga-oo-sheegay-in-dib-loo-billaabayo-gudashada-cimrada\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo sheegay in dib loo billaabayo gudashada cimrada"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in ay ogolaaneyso gudashada Cimrada iyo gelitaanka Masjidka Nabiga laga billaabo 4-ta October 2020.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay wasaaraddda arrimaha gudaha ee Sacuudiga ayaa lagu yiri \u201c iydoo la raacayo talada dhaqaatiirta, lana tix gelinaayo baahida ay dadka muslimiinta u qabaan inay soo booqdaan masjidka nabiga iyo goobaha barakeysan, waxay mas\u2019uuliyiinta Sacuudigu go\u2019aansadeen in muslimiinta loo ogolaado inay gutaan cimrada\u201d.<\/p>\n<p>Mas\u2019uul ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaas ayaa sheegay in marka hore loo ogolaanaayo muwaadiniinta\u00a0 iyo dadka deggan Sacuudiga\u00a0 inay tira xaddidan u cimraysan kadibna loo wada ogolaan doono musliimiinta kale ee daafaha dunida ka imaanaya.<\/p>\n<p>Dowladda Sacuudiga ayaa sannadkaan baajisay gudashada cimrada iyo xajka iydoo ka taxadireysa faafidda Karona iyo bad qabka Muslimiinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in ay ogolaaneyso gudashada Cimrada iyo gelitaanka Masjidka Nabiga laga billaabo 4-ta October 2020. Bayaan kasoo baxay wasaaraddda arrimaha gudaha ee Sacuudiga ayaa lagu yiri \u201c iydoo la raacayo talada dhaqaatiirta, lana tix gelinaayo baahida ay dadka muslimiinta u qabaan inay soo booqdaan masjidka nabiga iyo goobaha barakeysan, waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":428014,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-428013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=428013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":428015,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/428013\/revisions\/428015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=428013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=428013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=428013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}