{"id":427980,"date":"2020-09-22T17:14:29","date_gmt":"2020-09-22T14:14:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427980"},"modified":"2020-09-22T17:14:29","modified_gmt":"2020-09-22T14:14:29","slug":"wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-muqdisho-ka-furtay-tababar-ku-saabsan-maamulka-mashaariicda-midowga-yurub-ee-soomaaliyasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-muqdisho-ka-furtay-tababar-ku-saabsan-maamulka-mashaariicda-midowga-yurub-ee-soomaaliyasawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Qorsheynta XFS oo Muqdisho ka furtay tababar ku saabsan maamulka mashaariicda midowga Yurub ee Soomaaliya+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha dalka ayaa maanta magaalada\u00a0 muqdisho ka furtay tababar ku saabsan mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya iyadoo ay ka qeyb-galayaan wasaaraddaha qorsheynta dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka banaadir<\/p>\n<p>Sidoo kale tababar waxaa qeyb ka aha wakiilada qorsheynta ee xfiiska ogolaahshaha masharruicda midowga yurub kaasi oo ku aadan arrimaha bulshada.sida abaaraha,waxbarashada ,dhaqaalaha,bay\u2019adda iyo waxyaabo kale oo ka mid ah waxyaabaha aas aasiga u ah bulshada.<\/p>\n<p>Maxamed Daahir faarax madaxa xafiiska mashaariicda ee midowga yurub ee wasaaradda qorsheynta qaranka oo furitaanka shirka ka hadlay ayaa sheegay in xafiiska oo door weyn ka qaadano xal u-helida masiibooyinka dabiiciga ee soo laa\u2019laabtay iyadoo lagu ilaalinayo habka mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa maanta magaalada muqdisho inooga furmay aqoon -isweydaarsi\u00a0 kor loogu qaadayo aqoonta wakiilada xafiiska NAO ee wasaaradaga qorsheynta Dowlad goboleedyada, kaasi ee uu soo agaasimey xafiiska dhexe NAO ee ee wasaaradda qorsheynta dalka.<\/p>\n<p>\u201c waxaa goob-joog ka ahaa madashan madaxda xafiiska ee wasaaradda Qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqalaha Maxamed Farax iyo Prof Cabdirisaaq Jurile oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>\u201cWakiilada ayaa inta uu socdo aqoon isweeydaarsigan waxaa ay\u00a0 ka doodi doonaan howlaha xafiiska, waaya aragnimada gobalada, shaqooyinka Socda iyo ah-daafta xafiiska ee horumarinta wadanka oo dhan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-427981\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120015943_736410920248659_7881785760968602953_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120015943_736410920248659_7881785760968602953_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120015943_736410920248659_7881785760968602953_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120015943_736410920248659_7881785760968602953_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-427982\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120048964_736410943581990_8592068304637609238_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120048964_736410943581990_8592068304637609238_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120048964_736410943581990_8592068304637609238_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120048964_736410943581990_8592068304637609238_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-427983\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120058352_736410876915330_6339493245347575698_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120058352_736410876915330_6339493245347575698_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120058352_736410876915330_6339493245347575698_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120058352_736410876915330_6339493245347575698_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-427984\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120064482_736410973581987_5341900399440739952_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120064482_736410973581987_5341900399440739952_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120064482_736410973581987_5341900399440739952_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120064482_736410973581987_5341900399440739952_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-427985\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120073732_736410990248652_1828341196311652901_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120073732_736410990248652_1828341196311652901_n.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120073732_736410990248652_1828341196311652901_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/120073732_736410990248652_1828341196311652901_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha dalka ayaa maanta magaalada\u00a0 muqdisho ka furtay tababar ku saabsan mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya iyadoo ay ka qeyb-galayaan wasaaraddaha qorsheynta dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka banaadir Sidoo kale tababar waxaa qeyb ka aha wakiilada qorsheynta ee xfiiska ogolaahshaha masharruicda midowga yurub kaasi oo ku aadan arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427983,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427980","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427986,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427980\/revisions\/427986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}