{"id":427931,"date":"2020-09-22T11:10:46","date_gmt":"2020-09-22T08:10:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427931"},"modified":"2020-09-22T11:10:46","modified_gmt":"2020-09-22T08:10:46","slug":"ciidanka-xogga-dalka-oo-ku-wajahan-deegaano-ka-tirsan-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xogga-dalka-oo-ku-wajahan-deegaano-ka-tirsan-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xogga Dalka oo ku wajahan deegaano ka tirsan Galgaduud."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka ayaa\u00a0 ku wajahan deegannada kala ah Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Deegaannadaan ayaa mudo ku dhaw 10 sanno waxa gacanta ku haayay maleeshiyada argagixisada Al-shabaab,iyagoo shacabka ku nool dhibaato fara badanu geysan jiray.<\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka ayaa dadaal xooggan ugu jira sidii ay \u00a0uga xureyn lahaayeen goobaha ay maleeshiyaadka argagixisada kaga sugan yahiin Galgaduud,waxaana ay soo bandhigeen meydadka maleeshiyaadka \u00a0Al-shabaab kaga dhintay,oo uu ku jiro horjooge sare dagaalkii shalay ka dhacay deegaannada hoos yimaada gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa shalay la weegay deegannada Bulacle, Xirsi-fiin, Cada-xaar, Ceel-guureeye iyo God-dhurwaa,oo koonfurta kaga began magaalada Dhuusa-mareeb, ee xaruunta dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka xoogga dalka Generaal Odawaa Yusuuf Raage oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa sheegay in kooxaha nabad diidka ah jab xoooggan soo gaaray,iyadoo tiradooda gaareyso 16 argagixisada ka tirsan firdhadka kasoo harayna ay iryadeen ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka ayaa\u00a0 ku wajahan deegannada kala ah Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee gobolka Galgaduud. Deegaannadaan ayaa mudo ku dhaw 10 sanno waxa gacanta ku haayay maleeshiyada argagixisada Al-shabaab,iyagoo shacabka ku nool dhibaato fara badanu geysan jiray. Ciidamada xoogga dalka ayaa dadaal xooggan ugu jira sidii ay \u00a0uga xureyn lahaayeen goobaha ay maleeshiyaadka argagixisada kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427934,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427931","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427936,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427931\/revisions\/427936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}