{"id":427923,"date":"2020-09-22T10:10:57","date_gmt":"2020-09-22T07:10:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427923"},"modified":"2020-09-22T10:10:57","modified_gmt":"2020-09-22T07:10:57","slug":"taliyaha-ciidamada-amisom-oo-booqday-ciidamo-ku-sugan-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidamada-amisom-oo-booqday-ciidamo-ku-sugan-jowhar\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidamada AMISOM oo booqday ciidamo ku sugan Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM \u00a0qeybta 5-aad, ee ku sugan magaalada Jowhar, taas oo qeyb ka ah booqashadiisa isbarasho ee uu ku marayo dhammaan lixda waaxood ee AMISOM.<\/p>\n<p>Ciidamada \u00a0Burundi \u00a0oo ka hoos shaqeeya AMISOM ayaa gacanta ku haya qaybta 5-aad oo xaruntoodu tahay magaalada Jowhar, halkaas oo xarun u ah \u00a0dowlad goboleedka Hirshabelle, oo qiyaastii 90km u jirta Muqdisho.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa madaxda ciidamada AMISOm kala hadlay dardargalinta waxqabadka ciidamadaasi iyo ka qeybqaadashada dadaalkaloggu jiro soo celinta nabadda,ka hortagga kooxaha hubeysan ee argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM \u00a0qeybta 5-aad, ee ku sugan magaalada Jowhar, taas oo qeyb ka ah booqashadiisa isbarasho ee uu ku marayo dhammaan lixda waaxood ee AMISOM. Ciidamada \u00a0Burundi \u00a0oo ka hoos shaqeeya AMISOM ayaa gacanta ku haya qaybta 5-aad oo xaruntoodu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427924,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427923","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427925,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427923\/revisions\/427925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}