{"id":427828,"date":"2020-09-21T14:39:04","date_gmt":"2020-09-21T11:39:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427828"},"modified":"2020-09-21T14:48:56","modified_gmt":"2020-09-21T11:48:56","slug":"madaxwaye-qoor-qoor-oo-kulan-la-qaatay-xildhibaannada-laga-soo-doorto-g-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwaye-qoor-qoor-oo-kulan-la-qaatay-xildhibaannada-laga-soo-doorto-g-mudug\/","title":{"rendered":"Madaxwaye Qoor-Qoor oo kulan la qaatay xildhibaannada laga soo doorto G\/Mudug"},"content":{"rendered":"<p><strong>MUQDISHU-(SONNA)-<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Hoyga uu ka deggan yahay ee Magaalada Muqdisho casuumaad ugu sameeyay xubnaha labada gole ee Barlamaanka\u00a0 Federaalka ee laga soo doorto Galmudug .<\/p>\n<p>Kulankaan waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari, guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo dhammaan Xildhibaanada Galmudug laga soo doorto.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa ugu horayn u mahad celiyay dhammaan intii ka soo qayb gashay, wuxuuna si kooban uga warbixiyay Galmudugta cusub, waxyaabihii u qabsoomay iyo qorsheyaasha mustaqbalka dhaw uga degg-an arrimaha horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo dib-uheshiisiinta.<\/p>\n<p>Guddoonka iyo xubnaha labada aqal ee ka soo qayb galay casuumaadda ayaa ugu danbeyntii ka mahadceliyay casho sharafta madaxweynuhu u sameeyay, waxayna boggaadiyeen dadaalada Horumarineed ee ka socda Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Hoyga uu ka deggan yahay ee Magaalada Muqdisho casuumaad ugu sameeyay xubnaha labada gole ee Barlamaanka\u00a0 Federaalka ee laga soo doorto Galmudug . Kulankaan waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari, guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha shacabka Mudane Mahad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427829,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427828","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427828"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427833,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427828\/revisions\/427833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}