{"id":427821,"date":"2020-09-21T14:16:14","date_gmt":"2020-09-21T11:16:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427821"},"modified":"2020-09-21T14:25:28","modified_gmt":"2020-09-21T11:25:28","slug":"howlgal-lagu-dilay-horjoogayaal-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-lagu-dilay-horjoogayaal-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Howlgal lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa xalay howlgal ay ka sameeyen duleedka deegaanka Tooratoorow ee gobalka shabeellada hoose waxa ay ku dileen horjoogayaal ka tirsan\u00a0\u00a0maleeshiyaadka\u00a0 \u00a0Al-shabaab.<\/p>\n<p>Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidamadu ku dileen sideed ruux oo isgu jirta horjogayaal iyo maleeshiyaadka AL-shabaab kuwaasi oo uu qorshaha howlgalku ahaa.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S\/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in horjoogayaasha la dilay ay ahaayeen kuwo dhibtaato badan ku hayay Ummadda Soomaaliyeed, islamarkaasna la soo afjaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa xalay howlgal ay ka sameeyen duleedka deegaanka Tooratoorow ee gobalka shabeellada hoose waxa ay ku dileen horjoogayaal ka tirsan\u00a0\u00a0maleeshiyaadka\u00a0 \u00a0Al-shabaab. Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidamadu ku dileen sideed ruux oo isgu jirta horjogayaal iyo maleeshiyaadka AL-shabaab kuwaasi oo uu qorshaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427822,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427821","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427821"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427827,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427821\/revisions\/427827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}