{"id":427809,"date":"2020-09-21T11:28:32","date_gmt":"2020-09-21T08:28:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427809"},"modified":"2020-09-21T14:56:48","modified_gmt":"2020-09-21T11:56:48","slug":"axmed-madoobe-oo-kulan-la-qaatay-xildhibaannada-federaalka-ee-deegaan-doorashadoodu-tahay-jubba-land","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/axmed-madoobe-oo-kulan-la-qaatay-xildhibaannada-federaalka-ee-deegaan-doorashadoodu-tahay-jubba-land\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay xildhibaannada Federaalka ee laga soo doorto J\/land+(Sawirro)"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa baaq u jeediyay Xildhibaanada laga soo doorto degaanada Jubba-land.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulan uu la qaatay xildhinaada Labada Aqal ee Baarlamaank ku Matala Jubba-land ayaa ugu baaqay\u00a0 inay Ansixiyaan Ra\u2019iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo sidoo kale heshiis kii doorashooyinka ee dhawaan Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Jubba-land ayaa sheegay in ay jiraan howlo badan oo la doonayo in la dar-dar galiyo, waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay Ansixinta Ra\u2019iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo heshiis kii doorashooyinka ee dhawaan muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay madaxda dowlada dhexe iyo Dowlad Gobaleedyada.Jubbaland.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulan uu la qaatay Xildhinaada Labada Aqal ee Baarlamaank ku Matala Jubbaland ayaa ugu baaqay Xildhibaanada in ay Ansixiyaan Ra\u2019iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo sidoo kale heshiis kii doorashooyinka ee dhawaan muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay jiraan howlo badan oo la doonayo in la dar-dar galiyo, waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay Ansixinta Ra\u2019iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo heshiis kii doorashooyinka ee dhawaan muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay madaxda dowlada dhexe iyo Dowlad Gobaleedyada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427813 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"532\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe2-300x222.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427815 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe3.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe3.jpg 721w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 721px) 100vw, 721px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427816 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe4.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe4.jpg 721w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe4-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 721px) 100vw, 721px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427817 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe5.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe5.jpg 721w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madoobe5-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 721px) 100vw, 721px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa baaq u jeediyay Xildhibaanada laga soo doorto degaanada Jubba-land. Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulan uu la qaatay xildhinaada Labada Aqal ee Baarlamaank ku Matala Jubba-land ayaa ugu baaqay\u00a0 inay Ansixiyaan Ra\u2019iisul Wasaaraha dhawaan la magacaabay iyo sidoo kale heshiis kii doorashooyinka ee dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427811,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"audio","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427809","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-audio","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"post_format-post-format-audio"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427809"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427835,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427809\/revisions\/427835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}