{"id":427804,"date":"2020-09-21T11:00:01","date_gmt":"2020-09-21T08:00:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427804"},"modified":"2020-09-21T11:10:48","modified_gmt":"2020-09-21T08:10:48","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgallo-ka-wada-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgallo-ka-wada-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada deegaanno ka tirsan gobolka G\/gaduud"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ciidamada Xoogga Dalka Qaybta 21-aad, gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa guulo kasoo hooyay howlgalo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay ku beegsadeen deegaano maleeshiyaadka Alshabaab dhuumaaleysi ku joogeen oo ka tirsan bariga Gobolka Galguduud.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ciidanka ayaa burburiyay fariisimaha cadawga ee ku yaaley Deegaanka Miir-dugul, waxayna wali ciidanku baacsi ku hayaan firxadka kooxda oo kujira dhulka miyiga ah kuwaa oo wali isku dayaya in ay helaan gabaad si ay usii wadaan dhibaateynta shacabka Soomaaliyeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Gudigga Amniga ee Gollaha Baarlamaanka Galmudug oo uu hoggaaminayo Gudoomiye Xil. Xassan Xirsi ayaa Ciidamada soo gaarsiiyay sahay, taasi oo qayb ka ah dhiiri-galinta howlgalada socda ee Ciidamada Xoogga Dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Taliye Xigeenka Guutada 15-aad\u00a0 Xirsi Cali Quuri oo gudoomey garab istaaga gudigga amniga ayaa tilmaamey in howlgalada ciidamadu qaadeen lagu wiiqay maleeshiyada Alshabaab, walina lasii raad joogo firxadkooda.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka Qaybta 21-aad, gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa guulo kasoo hooyay howlgalo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay ku beegsadeen deegaano maleeshiyaadka Alshabaab dhuumaaleysi ku joogeen oo ka tirsan bariga Gobolka Galguduud. Ciidanka ayaa burburiyay fariisimaha cadawga ee ku yaaley Deegaanka Miir-dugul, waxayna wali ciidanku baacsi ku hayaan firxadka kooxda oo kujira dhulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427805,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427804","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427804"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427810,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427804\/revisions\/427810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}