{"id":427784,"date":"2020-09-20T23:37:38","date_gmt":"2020-09-20T20:37:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427784"},"modified":"2020-09-20T23:37:38","modified_gmt":"2020-09-20T20:37:38","slug":"cameroon-oo-heegan-sare-galisay-ciidamadeeda-si-ay-uga-hortagaan-banaanbaxyada-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cameroon-oo-heegan-sare-galisay-ciidamadeeda-si-ay-uga-hortagaan-banaanbaxyada-mucaaradka\/","title":{"rendered":"Cameroon oo heegan sare galisay ciidamadeeda, si ay uga hortagaan banaanbaxyada mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p>Yaound\u00e9 (SONNA)- Dhammaan ciidamada qalabka sida ee dalka Cameroon ee dhaca galbeedka Afrika ayaa heegan buuxa la galiyey 4-cisho oo ka bilaabanaysa Beri oo \u00a0isniin ah, iyadoo dawladdu ay cabsi ka qabto inay rabshado ka dhashaan banaanbaxyada waawayn ee mucaaradku ku dhawaaqeen inay dhigayaan.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayey dawladdu qaaday si ay ciidamadu ugu diyaar garoobaan iska-caabin ay ku sameeyaan mawjadaha banaanbaxyada ah ee mucaaradka, hadii ay yimaadaan tallaabooyin dhaawacaya maamulka iyo xasilloonida guud ee dalka.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan dowladda ayaa cambaareeyay dibadbaxa uu\u00a0 ku baaqay hogaamiyaha mucaaradka Maurice Kamto iyaga oo ku tilmaamay rabshad abuur iyo kicin dowlada looga soo horjeedo.<\/p>\n<p>Mucaaradku waxay ku baaqayeen dibad bax nabadeed oo ay ku dalbanayaan in uu xafiidka baneeyo madaxweynaha Cameroon Paul Biya iyo in dib u habeyn lagu sameeyo doorashooyinka gobalka Af-ingiriiska looga hadlo ee dalkaasi ku yaala.<\/p>\n<p>Xigasho: <span style=\"font-size: 16px;\">AFP<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yaound\u00e9 (SONNA)- Dhammaan ciidamada qalabka sida ee dalka Cameroon ee dhaca galbeedka Afrika ayaa heegan buuxa la galiyey 4-cisho oo ka bilaabanaysa Beri oo \u00a0isniin ah, iyadoo dawladdu ay cabsi ka qabto inay rabshado ka dhashaan banaanbaxyada waawayn ee mucaaradku ku dhawaaqeen inay dhigayaan. Tallaabadan ayey dawladdu qaaday si ay ciidamadu ugu diyaar garoobaan iska-caabin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427786,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427784","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427787,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427784\/revisions\/427787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}