{"id":427782,"date":"2020-09-20T23:24:04","date_gmt":"2020-09-20T20:24:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427782"},"modified":"2020-09-20T23:37:18","modified_gmt":"2020-09-20T20:37:18","slug":"ciidanka-xds-oo-maleeshiyaad-al-shabaab-ah-ku-dilay-bariire-qaraxna-fashiliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-oo-maleeshiyaad-al-shabaab-ah-ku-dilay-bariire-qaraxna-fashiliyey\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS oo maleeshiyaad Al-shabaab ah ku dilay Bariire, Qaraxna fashiliyey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga \u00a0deegaanka Bariire ee gobolka Shabellada hoose waxa ay ku soo qabteen qaraxyo ay nabadiidka al-shabaab ay ku diyaariyeen duleedka bariire.<\/p>\n<p>Taliyaha ururka 143 ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Dhamme Axmed Xasan Siyaad ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada xoogga dalka ka fuliyeen Bariire lagu soo qabtay qaraxyo ay nabadiidka Al-shabaab ku diyaariyeen duleedka deegaanka<\/p>\n<p>Dhamme Axmed Xasan Siyaad waxa uu sidoo kale sheegey\u00a0 in ciidamada xoogga dalka ay soo saareen qaraxyo ay nabadiidka al-shabaab ku aaseen Tuuloyin hoostaga deegaanka ee gobolka shabellada hoose<\/p>\n<p>Hawlgalka qaraxyada lagu soo qabtay ayey saraakiisha xoogga dalku sheegeen in lagu dilay maleyshiyaad ka tirsan nabadiidka kuwaasi oo uu tiradooda ay gaarayso 13-ruux, xilli ay doonayeen inay dhagar u maleegaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga \u00a0deegaanka Bariire ee gobolka Shabellada hoose waxa ay ku soo qabteen qaraxyo ay nabadiidka al-shabaab ay ku diyaariyeen duleedka bariire. Taliyaha ururka 143 ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Dhamme Axmed Xasan Siyaad ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada xoogga dalka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427783,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427782","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427785,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427782\/revisions\/427785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}