{"id":427742,"date":"2020-09-20T14:41:11","date_gmt":"2020-09-20T11:41:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427742"},"modified":"2020-09-20T17:07:49","modified_gmt":"2020-09-20T14:07:49","slug":"madaxweynaha-punt-land-iyo-agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-muqdisho-ku-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-punt-land-iyo-agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-muqdisho-ku-kulmay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland iyo Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka oo muqdisho ku kulmay"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka daggan yahay maanta ku qaabilay Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee DFS Gaashaanle Sare Maxamed Aadem Koofi.<\/p>\n<p>.Kulanka waxaa ka qaybgalay Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil (Fu\u2019aad)<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen xaaladda dalka iyo sidii ay u wada Shaqeyn lahaayeen Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha\u00a0 dowladda Federaalka iyo tan Maamulka Puntland, gaar ahaan dardar gelinta howlaha Hay\u2019adda ee Xafiiska Magaalada Garoowe.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427745 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Dani-iyo-koofi-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Dani-iyo-koofi-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Dani-iyo-koofi-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Dani-iyo-koofi-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka daggan yahay maanta ku qaabilay Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee DFS Gaashaanle Sare Maxamed Aadem Koofi. .Kulanka waxaa ka qaybgalay Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil (Fu\u2019aad) Labada mas\u2019uul ayaa waxaa ay ka wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427743,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427742","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427742"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427751,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427742\/revisions\/427751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}