{"id":427731,"date":"2020-09-20T11:16:03","date_gmt":"2020-09-20T08:16:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427731"},"modified":"2020-09-20T13:01:17","modified_gmt":"2020-09-20T10:01:17","slug":"trump-oo-joe-biden-oo-isku-khilaafsan-xilliga-magacaabista-guddoomiyaha-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/trump-oo-joe-biden-oo-isku-khilaafsan-xilliga-magacaabista-guddoomiyaha-maxkamadda-sare\/","title":{"rendered":"Donald Trump iyo\u00a0Joe Biden oo isku khilaafsan xilliga magacaabista guddoomiyaha maxkamadda sare"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><strong>Washinton-(SONNA)-<\/strong>Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa sheegay in todobadka soo socda uu magacaabi doono haweeneey badasha xilka ama jagada ay baneysay guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Cadaaladda dalkaasi oo maalinimadii Jimcaha ee la soo dhaafay kuu geeriyootay Magaalada Washington ee cariga Maraykanka.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Mr Trump ayaa hadaladaasi ka sheegay \u00a0isu soo bax olole oo ka dhacay Fayetteville, North Carolina Sabtidii,wuxuuna intaasi raaciyay in isbuuca soo socda uu soo \u00a0bandhigi doono \u00a0qof haween ah oo lagu badallo guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Cadaaladda<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Joe Biden, oo ah ninka la tartamaya Mr Trump \u00a0ayaa ku adkeysanaya in magacaabidda madaxa Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Caddaaladda lagu dhawaaqo,ka dib \u00a0codeynta doorashooyinka madaxtinimo ee dalkaasi.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Mr Trump,ayaa mar sii horeysay ammaan u soo jeediyay \u00a0laba garsoore oo dumar ah oo ka shaqeeya maxkamadaha racfaanka ,kuwaas oo lagu kala magacaabo Amy Coney Barrett iyo Barbara Lagoa ,waxaana suurtagal ah in todobaadka soo socda uu magacaabo mid ka mid ah labadaasi haween.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Maalinimadii Jimcaha ee la soo dhaafay ayeey aheyd markii Ginsburg, oo 87-sano \u00a0jir ah, ay ku dhimatay Magaalada Wahington,ka dib markii uu haleelay cudurka \u00a0Kansarka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washinton-(SONNA)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa sheegay in todobadka soo socda uu magacaabi doono haweeneey badasha xilka ama jagada ay baneysay guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Cadaaladda dalkaasi oo maalinimadii Jimcaha ee la soo dhaafay kuu geeriyootay Magaalada Washington ee cariga Maraykanka. Mr Trump ayaa hadaladaasi ka sheegay \u00a0isu soo bax olole oo ka dhacay Fayetteville, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427732,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427731","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427731","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427731"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427740,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427731\/revisions\/427740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}