{"id":427723,"date":"2020-09-20T10:33:52","date_gmt":"2020-09-20T07:33:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427723"},"modified":"2020-09-20T10:43:07","modified_gmt":"2020-09-20T07:43:07","slug":"kulan-dhexmaray-madaxwaynaha-jubbaland-iyo-ururada-bulshada-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-dhexmaray-madaxwaynaha-jubbaland-iyo-ururada-bulshada-rayidka\/","title":{"rendered":"Kulan dhexmaray Madaxwaynaha Jubbaland iyo ururada bulshada rayidka"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">MUQDISHU-(SONNA) -Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyed Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho xubno ka socday ururada Bulshada Rayidka ah.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Kulankaan oo ahaa is xog waraysi iyo talo is dhaafsi ayaa ururada bulshada rayidka ayaa waxay dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah ku amaaneen dadaalka ay ku bixiyeen sidii loo gaari lahaa doorasho heshiis lagu wada yahay xilliga kala guurka ah.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Ururada Bulshada Rayidka ah xubnaha ka socday ayaa sidoo kale sheegay inay dowlada Federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah kala shaqaynayaan sidii waxyaabaha dhimman loo dhamaystiri lahaa.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA) -Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyed Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho xubno ka socday ururada Bulshada Rayidka ah. Kulankaan oo ahaa is xog waraysi iyo talo is dhaafsi ayaa ururada bulshada rayidka ayaa waxay dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah ku amaaneen dadaalka ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427726,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427723","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427723"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427729,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427723\/revisions\/427729"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}