{"id":427713,"date":"2020-09-20T08:36:19","date_gmt":"2020-09-20T05:36:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427713"},"modified":"2020-09-20T08:36:19","modified_gmt":"2020-09-20T05:36:19","slug":"raiisal-wasaaraha-magacaaban-oo-codka-kalsoonida-weydiistay-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaaraha-magacaaban-oo-codka-kalsoonida-weydiistay-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisal wasaaraha magacaaban oo codka kalsoonida weydiistay golaha shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisal wasaaraha magacaaban ee dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa golaha shacabka weydiistay inay siiyaan codka kalsoonida, taas oo u suura galinaysa inuu soo dhiso xukuumad cusub.<\/p>\n<p>Waxa uu ka mahadceliyey islamarkaana aqbalay xilka uu madaxweynaha JFS u magacaabay ee wasiirka 1-aad ee dalka, siagoo xusay inuu ku kalsoonyahay mas\u2019uuliyadda xil gudashadiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Ra\u2019iisal wasaaraha cusub faray inuu sida ugu dhaw u soo dhiso xukuumad cusub marka uu helo kalsoonida golaha shacabka, taas oo sii wadi doonta hawlaha Qaranka oo ay ugu horrayso arrimaha doorashada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisal wasaaraha magacaaban ee dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa golaha shacabka weydiistay inay siiyaan codka kalsoonida, taas oo u suura galinaysa inuu soo dhiso xukuumad cusub. Waxa uu ka mahadceliyey islamarkaana aqbalay xilka uu madaxweynaha JFS u magacaabay ee wasiirka 1-aad ee dalka, siagoo xusay inuu ku kalsoonyahay mas\u2019uuliyadda xil gudashadiisa. Madaxweynaha dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427714,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427713","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427715,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427713\/revisions\/427715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}