{"id":427653,"date":"2020-09-19T16:13:49","date_gmt":"2020-09-19T13:13:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427653"},"modified":"2020-09-19T16:13:49","modified_gmt":"2020-09-19T13:13:49","slug":"hogaamiyaha-mucaaradka-ruushka-oo-soo-kabanaya-laguna-arkay-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hogaamiyaha-mucaaradka-ruushka-oo-soo-kabanaya-laguna-arkay-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"Hogaamiyaha mucaaradka Ruushka oo soo kabanaya, laguna arkay baraha bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Berlin (SONNA)-Hoggaamiyaha Mucaaradka \u00a0Ruushka Alexei Navalny ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday baraha bulshada ay ku xiriirto ka dib markii uu galay xaalad caafimaad oo halis ah.<\/p>\n<p>Masawir lagu baahiyay barta Instgram ah ee uu gaarka u leeyahay mr,Navalny ayaa lagu arkay isaga oo ka soo degaya jaranjaro.<\/p>\n<p>\u201cAan kuu sheego sida ay soo kabashadaydu u socoto, horey ayayba u cadeyd inkastoo ay tahay waddo dheer \u00a0\u201dayuu Navalny ku qoray bartiisa Instgram-ka.<\/p>\n<p>Dhaqaatiirta la tacaaleysa xaaladda hoggaamiyaha Mucaaradka Ruushka ayaa horey u sheegay in 5-maalmood ka hor uu Navalny ka baxay xaaladdii neef la\u2019aanta, haddana uu si caadi ah u neefsan karo.<br \/>\nBishii la soo dhaafay ayay aheyd markii uu miir daboolmay Alexei,waxa ayna dhaqaatiirta xaqiijiyeen in la sumeeyay.<\/p>\n<p>Navalny oo ah nin si weyn u dhaliila siyaasadda madaxweyne Vladimir Putin ayaa ku xanuunsaday magaalada Siberia bishii hore,waxaana loo kaxeeyay magaalada Berlin ee Dalka Jarmalka si loo samatabixiyo xaaladdiisa oo aad u liidatay.<\/p>\n<p>baaritaano dhinaca caafimaadka oo \u00a0ay sameeyeen 3-wadan ayaa lagu sheegay in la sumeeyay,weli dowladda Ruushka kama hadlin soo laabashada hoggaamiyaha Mucaaradka dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berlin (SONNA)-Hoggaamiyaha Mucaaradka \u00a0Ruushka Alexei Navalny ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday baraha bulshada ay ku xiriirto ka dib markii uu galay xaalad caafimaad oo halis ah. Masawir lagu baahiyay barta Instgram ah ee uu gaarka u leeyahay mr,Navalny ayaa lagu arkay isaga oo ka soo degaya jaranjaro. \u201cAan kuu sheego sida ay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427657,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427653","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427658,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427653\/revisions\/427658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}