{"id":427578,"date":"2020-09-18T15:10:54","date_gmt":"2020-09-18T12:10:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427578"},"modified":"2020-09-18T15:55:20","modified_gmt":"2020-09-18T12:55:20","slug":"wax-qabadka-taliska-ciidanka-asluubta-oo-lagu-maamusayay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wax-qabadka-taliska-ciidanka-asluubta-oo-lagu-maamusayay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Waxqabadka Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu maamuusay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Munaasbaad lagu maamusayay wax qabadka taliyaha ciidanka Aluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Muqdisho taasi oo ay ka qeyb-galeen sii hayaha Wasiirka Cadaalada Dalka, masuliyiin ka tirsan labada Gole,saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka iyo koofur galbeed.<\/p>\n<p>Sii hayaaha Wasiirka Cadaalada Soomaaliya\u00a0 Abukaate Xasan Xuseen xaaji oo ka hadlay munaasabaddaasi ayaa sheegay in\u00a0 iskaashi weyn ka dib lagu guleestaay in xabsiyo laga dhiso Gobolada dalka waxaana sidoo kale uu bogaadiyay wax qabadka taliska ciidanka asluubta ee uu hogaamiyo taliyaha ciidanka Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan.<\/p>\n<p>Maareeyaha guud ee wakaalada horumarinta dhismaha Soomaaliyeed S\\Guud Bashiir\u00a0 Maxamed Jaamaca\u00a0 oo isna ka hadlay halkaasi ayaa xusay\u00a0 \u00a0in Gen Mahad uu dhameystiray howlihii\u00a0 shaqo ee ciidanka Asluubta\u00a0 horyaalay.<\/p>\n<p>Taliyaha\u00a0 Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan\u00a0 ayaa dhiniciisa qiray in shaqo waliba oo\u00a0 la qabtay gacan ay ku siyeen saraakiisha ciidanka asluubta iyo shacabka Soomaaliyeed .<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan uga mahadcelinayaa saraakiisha ciidamada ee garab igu siisay inaan masuuliyada sidii loogu talagalay aan uguto la\u2019aantoodna saraakiishasi ma jirin wax ii suura gali karay .ayuu hadalkiisa ku daray taliye Mahad Cabdiraxmaan aadan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasbaad lagu maamusayay wax qabadka taliyaha ciidanka Aluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Muqdisho taasi oo ay ka qeyb-galeen sii hayaha Wasiirka Cadaalada Dalka, masuliyiin ka tirsan labada Gole,saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka iyo koofur galbeed. Sii hayaaha Wasiirka Cadaalada Soomaaliya\u00a0 Abukaate Xasan Xuseen xaaji oo ka hadlay munaasabaddaasi ayaa sheegay in\u00a0 iskaashi weyn ka dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427579,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427578","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427578"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427584,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427578\/revisions\/427584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}