{"id":427566,"date":"2020-09-18T11:46:08","date_gmt":"2020-09-18T08:46:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427566"},"modified":"2020-09-18T12:07:43","modified_gmt":"2020-09-18T09:07:43","slug":"dowladda-kuweyt-oo-20-milyan-ugu-deeqday-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-kuweyt-oo-20-milyan-ugu-deeqday-yemen\/","title":{"rendered":"Dowladda Kuweyt oo Yemen ugu deeqday gargaar dhan 20-milyan oo doolar"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kuweyt<strong> \u00a0<\/strong>ayaa \u00a0sheegtay in\u00a0 ay ku deeqay lacag gaaray 20 milyan oo doolar oo loogu talagalay in wax looga qabto xaaladda bani\u2019aadanimada ee ka jirta dalka \u00a0Yemen \u00a0.<\/p>\n<p>Tallaabadaan ayaa timid laba maalmood ka dib markii Qaramada Midoobay ay xasuusisay waddamada Carabta, gaar ahaan kuwa \u00a0Khaliijka, inay waajib ku tahay inay fuliyaan ballanqaadyo dhaqaale oo ay hore u balan qaadeen , dhaqaale lagu \u00a0caawiyo dadka reer Yemen ee dagaalku saameeyay tan iyo 2014ki.<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Kuweyt Sheekh Axmed \u00a0Nasser Al-Muhammad Al-Sabax\u00a0 ayaa shalay si rasmi ah u sheegay in dowlada Kuwait \u00a0ay bixineyso lacagtii ay horay u \u00a0balanqaaday ,waxayna hadaladaan soo ifbaxeen inta lagu guda jiray shir caalami ah oo ku saabsan \u00a0dalka Yemen kaasoo lagu qabtay qaabka \u00a0fiidiyowga ah \u00a0eea kalfadhiga 75aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Tan iyo 2014-kii, Yemen waxaa ka socday dagaal u dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta ee Iiraan taageerto iyo xoogag gacansaar la leh dowlad uu caalamku aqoonsan yahay iyo \u00a0isbahaysiga boqortooyad Sacuudi Carabiya \u00a0hogaaminayso.<\/p>\n<p>Tobanaan kun oo qof ayaa la dilay kuwa kalane waa \u00a0la dhaawacay walina waxaa jira 3.3 milyan oo barakacayaal ah, halka in ka badan seddex meelood meel dadka ku nool \u00a0Yemen qiyaastii 29 milyan oo qof ay u baahan yihiin gargaar, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, oo ku tilmaamaantay dhibaatada bina&#8217;aadanimo ee \u00a0dalka Yemen inay tahay tan ugu xun adduunka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kuweyt \u00a0ayaa \u00a0sheegtay in\u00a0 ay ku deeqay lacag gaaray 20 milyan oo doolar oo loogu talagalay in wax looga qabto xaaladda bani\u2019aadanimada ee ka jirta dalka \u00a0Yemen \u00a0. Tallaabadaan ayaa timid laba maalmood ka dib markii Qaramada Midoobay ay xasuusisay waddamada Carabta, gaar ahaan kuwa \u00a0Khaliijka, inay waajib ku tahay inay fuliyaan ballanqaadyo dhaqaale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427567,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427566","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427566"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427574,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427566\/revisions\/427574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}