{"id":427562,"date":"2020-09-18T10:56:06","date_gmt":"2020-09-18T07:56:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427562"},"modified":"2020-09-18T10:57:22","modified_gmt":"2020-09-18T07:57:22","slug":"taliska-mareykanka-ee-afrika-iyo-militariga-faransiiska-oo-ka-hadlay-xoojinta-iskaashiga-ee-dhinac-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-mareykanka-ee-afrika-iyo-militariga-faransiiska-oo-ka-hadlay-xoojinta-iskaashiga-ee-dhinac-afrika\/","title":{"rendered":"Taliska Mareykanka ee Afrika iyo militariga Faransiiska oo ka hadlay xoojinta iskaashiga ee dhinaca Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyeyaasha Taliska Mareykanka ee Afrika Jeneraal Stephen Townsend \u00a0iyo saraakiil uu hogaaminaayo taliyaga Ciidamada Dalka Faransiiska General Fran\u00e7ois Lecointre,ayaa isku afgartay sii wadista iskaashiga Mareykanka iyo Faransiiska ee dhinaca Afrika .<\/p>\n<p>Jeneraal Stephen Townsend, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa yiri \u201cFaransiiska waa saaxiibka ugu da&#8217;da weyn Mareykanka waana hogaamiyaha la dagaalanka argagixisada Afrika.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan wadaagnaa hanjabaadda guud, walaaca labada dhinac iyo balanqaadka aan kula dagaalameyno ururada xagjirka ah ee rabshadaha wada ayuu yiri Taliyahu.<\/p>\n<p>Hogaamiyaasha ayaa sidoo kale kawada hadlay tartanka awoodeed ee dunidu ugu jirto Africa iyo sida dalalka Shiinaha iyo Ruushka ay u daneynayaan qaaradda.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Taliska Mareykanka ee Afrika waxa uu qiray guushii duulaanka uu hogaaminaayey \u00a0Faransiiska ee lagu dilay mid ka mid ah taliyayaashii ugu weynaa Al-Qaida, Abdelmalek Droukdal, bishii Juun.<\/p>\n<p>Wafdiga Mareykanka ayaa ka tacsiyeeyay khasaarihii ugu dambeeyay ee Faransiiska kasoo gaaray Saaxil, oo ay kujiraan dhimashadii ugu dambeysay ee askarta Faransiiska intii lagu jiray Howlgalka Barkhane.<\/p>\n<p>Mawduucyada laga hadlay waxaa kaloo ka mid ahaa mudnaanta ay leedahay qaaradda Afrika, iskaashiga laba dale e Franco-America iyo la dagaallanka ururrada xagjirka ah ee rabshadaha ka wada ee Galbeedka Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyeyaasha Taliska Mareykanka ee Afrika Jeneraal Stephen Townsend \u00a0iyo saraakiil uu hogaaminaayo taliyaga Ciidamada Dalka Faransiiska General Fran\u00e7ois Lecointre,ayaa isku afgartay sii wadista iskaashiga Mareykanka iyo Faransiiska ee dhinaca Afrika . Jeneraal Stephen Townsend, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa yiri \u201cFaransiiska waa saaxiibka ugu da&#8217;da weyn Mareykanka waana hogaamiyaha la dagaalanka argagixisada Afrika. \u201cWaxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427563,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427562","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427562"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427565,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427562\/revisions\/427565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}