{"id":427477,"date":"2020-09-17T16:41:44","date_gmt":"2020-09-17T13:41:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427477"},"modified":"2020-09-17T16:45:37","modified_gmt":"2020-09-17T13:45:37","slug":"xukuumadda-oo-cambaraysay-falkii-lagu-dilay-culimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xukuumadda-oo-cambaraysay-falkii-lagu-dilay-culimo\/","title":{"rendered":"Xukuumadda oo cambaraysay fal lagu dilay Culimo oo ka dhacay Shabeelaha dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra\u2019iisal Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Mudane Mahdi Maxamed Guleed Khadar ayaa cambaareeyey fal dil ah oo ka dhacay degmada raage Ceelle ee Gobolka Shabeellaha dhexe, kaas oo lagu laayey Culimo aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>Waxaa uu tacsi u diray Qoysaskii iyo ehelkii ay ka baxeen ay ka baxeen macalimiintii la dilay, xilli ay Qur&#8217;aan subcinayeen, taas oo uu ku tilmaamay fal guracan oo laga xumaado.<\/p>\n<p>&#8220;Aad baan uga xumahay dilka culimmada loogu geystay deegaanka Raage Ceelle ee gobolka Shabeellada dhexe, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii ay ka bexeen, Culimadu waa biri-mageydo ay reebban tahay in la waxyeelleeyo. kuwii falkan geystay waxaa la marin doonaa sharciga\u201d ayuu yiri mudane Mahdi Maxamed Guuleed Siihayaha \u00a0xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka.<\/p>\n<p>Ilaa 6-ruux oo 5-ka mid ah ay Culimo ahaayeen ayaa saaka lagu dilay deegaanka Raage Ceelle, waxaana falkaas ku dhaawacma<span style=\"font-size: 16px; font-style: normal; font-weight: 400;\">y hal ruux, kaas oo d<\/span><span style=\"font-size: 16px;\">haawaciisa la soo gaarsiiyey magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo saraakiil ciidan ayaa ku wajahan deegaanka dhibku ka dhacay, si ay baaritaan iyo dabagal ugu sameeyaan kooxdii falkaasi gaysatay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra\u2019iisal Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Mudane Mahdi Maxamed Guleed Khadar ayaa cambaareeyey fal dil ah oo ka dhacay degmada raage Ceelle ee Gobolka Shabeellaha dhexe, kaas oo lagu laayey Culimo aan waxba galabsan. Waxaa uu tacsi u diray Qoysaskii iyo ehelkii ay ka baxeen ay ka baxeen macalimiintii la dilay, xilli ay Qur&#8217;aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427478,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427477","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427477"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427483,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427477\/revisions\/427483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}