{"id":427467,"date":"2020-09-17T14:19:15","date_gmt":"2020-09-17T11:19:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427467"},"modified":"2020-09-17T16:12:17","modified_gmt":"2020-09-17T13:12:17","slug":"puntlandroobab-mahiigaan-ah-oo-sababay-dhimasho-iyo-khasaarooyin-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntlandroobab-mahiigaan-ah-oo-sababay-dhimasho-iyo-khasaarooyin-kale\/","title":{"rendered":"Puntland:Roobab mahiigaan ah oo sababay dhimasho iyo khasaarooyin kale"},"content":{"rendered":"<p>Roobab mahiigaan ah oo ka da\u2019ay deegaanka duu-hooyo ee hoostaga Magaalada Raka Raaxo ee Gobolka Bari,ayaa sababay dhimasho iyo khasaarooyin kale oo burbur hanti ah.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha deegaanka Rako raaxo \u00a0C\/risaaq C\/raxman Saalax,ayaa sheeegay in roobab mahiigaan ah oo ka da\u2019ay halkaasi ay sababeen daadad ay ku dhimatay haweeneey da&#8217;ah, islamarkaana uu bur bur soo gaaray sodon iyo shan guri.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa xusay in loo baahan yahay dadaallo ballaaran oo wax loogu qabto dadkii ku barakacay daadadkaasi ku soo rogmaday halkaasi,wuxuuna ugu baaqay bushada Soomalaiyeed, Dowladda Putlan iyo Dowladda federaalka Soomalaiya in ay u soo gurmadaan bulshada<\/p>\n<p>Wasaaradda Deegaanka \u00a0Beeraha iyo Isbedelada Cimilada dowlad Goboleedka Puntland ayaa horay u soo saaray digniin la xiriirtay roobab dabeylo wata oo ku wajahan deegaano ka tirsan Punt land<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Roobab mahiigaan ah oo ka da\u2019ay deegaanka duu-hooyo ee hoostaga Magaalada Raka Raaxo ee Gobolka Bari,ayaa sababay dhimasho iyo khasaarooyin kale oo burbur hanti ah. Gudoomiyaha deegaanka Rako raaxo \u00a0C\/risaaq C\/raxman Saalax,ayaa sheeegay in roobab mahiigaan ah oo ka da\u2019ay halkaasi ay sababeen daadad ay ku dhimatay haweeneey da&#8217;ah, islamarkaana uu bur bur soo gaaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427468,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427467","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427467","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427467"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427476,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427467\/revisions\/427476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}