{"id":427452,"date":"2020-09-17T11:07:53","date_gmt":"2020-09-17T08:07:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427452"},"modified":"2020-09-17T11:07:53","modified_gmt":"2020-09-17T08:07:53","slug":"tirada-bulshada-caalamka-ee-uu-ku-dhacay-covid-19-oo-gaartay-30-malyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tirada-bulshada-caalamka-ee-uu-ku-dhacay-covid-19-oo-gaartay-30-malyan\/","title":{"rendered":"Tirada bulshada caalamka ee uu ku dhacay Covid 19 oo gaartay 30 malyan."},"content":{"rendered":"<p>Cudurka Fayras Corona ayaa\u00a0 galaaftay nolosha 940 kun oo qof oo daafaha dunida ku nool, tirada cudurkaan haleelayna waxay gaartay\u00a0 30 milyan, sida ku cad warbixintii u\u00a0 dambaysay ee Jaamacadda Johns Hopkins soo sartay maanta oo khamiis ah.<\/p>\n<p>Dalka Mareykanka ayaa ugu sareeya liiska wadamada uu sida aadka ah u saameeyay karona, waxaana u dhintay dad gaaraya 197,000 oo qof,\u00a0 halka tirada dadka cudurkaan qaba ay gaartay in ka badan 6.6 milyan.<\/p>\n<p>Tirada dadka uu ku dhacay dalka Hindiya waxay kor u dhaaftay 5 milyan, illaa iyo haddana in ka badan 82 kun oo qof ayaa u dhimatay.<\/p>\n<p>Dalka Brasil, oo kaalintaa seddexaad ku jira ayuu cudurku haleelay dad gaaraya\u00a0 4.4 milyan, waxaana laga diiwaan geliyay inuu galaaftay nolosha dad kor u dhaafaya 134,000 ilaa iyo hada.<\/p>\n<p>Dalalka Ruusha, Peru iyo Kolombiya ayaa iyaguna ku jira wadamada uu saa\u2019id u saameeyay cudurka karoona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cudurka Fayras Corona ayaa\u00a0 galaaftay nolosha 940 kun oo qof oo daafaha dunida ku nool, tirada cudurkaan haleelayna waxay gaartay\u00a0 30 milyan, sida ku cad warbixintii u\u00a0 dambaysay ee Jaamacadda Johns Hopkins soo sartay maanta oo khamiis ah. Dalka Mareykanka ayaa ugu sareeya liiska wadamada uu sida aadka ah u saameeyay karona, waxaana u dhintay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427453,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427452","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427454,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427452\/revisions\/427454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}