{"id":427430,"date":"2020-09-16T20:00:27","date_gmt":"2020-09-16T17:00:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427430"},"modified":"2020-09-16T20:00:27","modified_gmt":"2020-09-16T17:00:27","slug":"suudaan-oo-gacanta-ku-dhigtay-41-qof-oo-qorsheynayay-inay-fuliyaan-qaraxyo-culus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/suudaan-oo-gacanta-ku-dhigtay-41-qof-oo-qorsheynayay-inay-fuliyaan-qaraxyo-culus\/","title":{"rendered":"Suudaan oo gacanta ku dhigtay 41 qof oo qorsheynayay inay fuliyaan Qaraxyo culus."},"content":{"rendered":"<p>Khartoum (SONNA)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dalka Suudaan\u00a0 Taaj\u00a0 Al-Siri Cali ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah\u00a0 in\u00a0 la soo qabtay\u00a0 41 qof oo watay waxyaabaha qarxa, kadib howlgal laga sameeyay magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha ayaa tilmaamay in howlgalkan lagu soo qabtay waxyaabaha qarxa ay fuliyeen ciidamada Taageerada Degdega ah, kuwaasi oo gacanta ku soo dhigay waxyaabaha qarxa ee la doonayay in khasaare weyn loogu geysto bulshada ku nool Khartoum.<\/p>\n<p>Taaj Al-Siri Cali ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid aad u xoogan oo la doonayay in lagu bur buriyo guud ahaan caasimadda Suudaan ee Khartoum, balse ay ka hortageen ciidanka oo gacanta ku dhigay 41 qof oo kiiskan lala xiriirinayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khartoum (SONNA)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dalka Suudaan\u00a0 Taaj\u00a0 Al-Siri Cali ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah\u00a0 in\u00a0 la soo qabtay\u00a0 41 qof oo watay waxyaabaha qarxa, kadib howlgal laga sameeyay magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Suudaan. Xeer ilaaliyaha ayaa tilmaamay in howlgalkan lagu soo qabtay waxyaabaha qarxa ay fuliyeen ciidamada Taageerada Degdega ah, kuwaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427431,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427430","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427432,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427430\/revisions\/427432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}