{"id":427396,"date":"2020-09-16T13:44:37","date_gmt":"2020-09-16T10:44:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427396"},"modified":"2020-09-16T13:44:37","modified_gmt":"2020-09-16T10:44:37","slug":"sii-hayaha-r-wasaaraha-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-sweden-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-r-wasaaraha-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-sweden-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Sii-hayaha R\/wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Sii-haayaha ra\u2019iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya ,Mr Staffan Tillander.<\/p>\n<p>Kullanka dhexmaray labada mas,uul ayaa waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka joogtada ah ee ka dhexeeya labada dal,waxa ayna sheegeen in labada dhinac ay ka go\u2019antahay in ay xoojinayaan calaaqaadka ka dhexeeya labada dowladood.<\/p>\n<p>Sii-hayaha ra\u2019iisul wasaaraha dalka ayaa kaga mahad celiyaya dowladda Sweden taageerada iyo garab\u00a0 istaaga ay siiso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Sii-haayaha ra\u2019iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya ,Mr Staffan Tillander. Kullanka dhexmaray labada mas,uul ayaa waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka joogtada ah ee ka dhexeeya labada dal,waxa ayna sheegeen in labada dhinac ay ka go\u2019antahay in ay xoojinayaan calaaqaadka ka dhexeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427397,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427396","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427398,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427396\/revisions\/427398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}