{"id":427393,"date":"2020-09-16T12:21:50","date_gmt":"2020-09-16T09:21:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427393"},"modified":"2020-09-16T12:21:50","modified_gmt":"2020-09-16T09:21:50","slug":"galmudug-oo-ku-guuleysatay-xal-u-helidda-muran-dhinaca-dhulka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-ku-guuleysatay-xal-u-helidda-muran-dhinaca-dhulka-ah\/","title":{"rendered":"Galmudug oo ku guuleysatay xal u helidda muran dhinaca dhulka ah"},"content":{"rendered":"<p>Galkacyo SONNA\u2026Maamulka Galmudug ayaa \u00a0ku guuleystay xallinta Deegaanno ay ka jireen is qabqabsi dhanka dhulka ah oo u dhexeeyey xoolo dhaqato wada daga<br \/>\nSadex Higlo iyo Gowlale oo ka tirsan Gobolka Mudug<\/p>\n<p>Masuuliyiin isugu jira Maamulka Gobalka Mudug Taliska Qeybta Booliska Gobalka Mudug iyo xildhibaano ayaa ku guuleystay in ay wax Ka qabtaan khilaafaadka mudooyinkii la soo dhaafay ay isku hayeen beelo ka mid ah kuwa dega gobolkaasi.<\/p>\n<p>Marar badan ayeey sidaan oo kale waxaa deeganada gobolka Mudug uga dhacay xiisado iyo shaqaaqooyin la xariira lahaanshiyaha dhulal kuyaala deeganka iyo goobaha biyaha laga cabo iyadoo maamulku uu ku dadaalayo sidii mardanbe aysan deeganka ugu soo laaban \u00a0dhacdooyinkaan kuwo lamid ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galkacyo SONNA\u2026Maamulka Galmudug ayaa \u00a0ku guuleystay xallinta Deegaanno ay ka jireen is qabqabsi dhanka dhulka ah oo u dhexeeyey xoolo dhaqato wada daga Sadex Higlo iyo Gowlale oo ka tirsan Gobolka Mudug Masuuliyiin isugu jira Maamulka Gobalka Mudug Taliska Qeybta Booliska Gobalka Mudug iyo xildhibaano ayaa ku guuleystay in ay wax Ka qabtaan khilaafaadka mudooyinkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427394,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427393","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427395,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427393\/revisions\/427395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}