{"id":427345,"date":"2020-09-15T10:06:10","date_gmt":"2020-09-15T07:06:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427345"},"modified":"2020-09-15T11:28:56","modified_gmt":"2020-09-15T08:28:56","slug":"gobolka-banaadir-oo-xaflad-u-sameeyay-naadiga-ciyaartooyda-dowladda-hoose-ee-ku-sii-jeeda-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gobolka-banaadir-oo-xaflad-u-sameeyay-naadiga-ciyaartooyda-dowladda-hoose-ee-ku-sii-jeeda-garowe\/","title":{"rendered":"Gobolka Banaadir oo sagootiyey Naadiga Dowladda hoose oo u ambabaxaya safar Isboorti"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay Naadiga Dowladda Hoose ee Xamar oo safar Isboorti ugu Amba-baxaya Magaalada Garowe ee xarunta dawlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Munaasabad kooban oo muqdisho lagu qabatay ayaa waxa ka qeeyb galay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka &amp; Maaliyadda Gobolka Banaadir Md. Axmed Xasan Iimaan, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maxamed Axmed Cantoobo, Afhayeenka Gobolka, La-taliyeyaal ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir .<\/p>\n<p>Munaasabaddaasi waxaa kaloo ka qeybgalay xubno ka socday Madaxtooyada Qaranka,waxayna u rajeeyeen \u00a0Cayaartoyda iyo Madaxda naadigaba guul kulamada ay la \u00a0\u00a0cayaari doonaan\u00a0 naadiyada ka dhisan Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay Naadiga Dowladda Hoose ee Xamar oo safar Isboorti ugu Amba-baxaya Magaalada Garowe ee xarunta dawlad goboleedka Puntland. Munaasabad kooban oo muqdisho lagu qabatay ayaa waxa ka qeeyb galay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka &amp; Maaliyadda Gobolka Banaadir Md. Axmed Xasan Iimaan, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427346,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427345","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427345","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427345"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427362,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427345\/revisions\/427362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}