{"id":427341,"date":"2020-09-15T09:49:08","date_gmt":"2020-09-15T06:49:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427341"},"modified":"2020-09-15T09:49:08","modified_gmt":"2020-09-15T06:49:08","slug":"madaxweyne-qoor-qoor-oo-maanta-hortegaya-golaha-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-maanta-hortegaya-golaha-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta hortegaya Golaha Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Madaxweynaha \u00a0Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta lagu wadaa inuu ka qeyb-galo kulanka Aqalka Sare ee Somalia.<br \/>\nQoor Qoor ayaa la filayaa in khudbad uu ka jeediyo xarunta Aqalka Sare, taas oo uu uga hadlayo arrimaha Galmudug, xaalada siyaasadeed ee dalka iyo shirka Muqdisho.<br \/>\nGuddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku war-geliyay dhammaan Senatorada Aqalka Sare in kulanka maanta uu mihiim yahay, islamarkaana uu ka soo qeyb-geli doono Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug \u00a0 xildhibanadan \u00a0 ay su\u2019aallo weydiin doono Madaxweyne Qoor Qoor oo maalmahaan ku sugnaa magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Madaxweynaha \u00a0Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta lagu wadaa inuu ka qeyb-galo kulanka Aqalka Sare ee Somalia. Qoor Qoor ayaa la filayaa in khudbad uu ka jeediyo xarunta Aqalka Sare, taas oo uu uga hadlayo arrimaha Galmudug, xaalada siyaasadeed ee dalka iyo shirka Muqdisho. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427342,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427341","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427341","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427341"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427341\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427343,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427341\/revisions\/427343"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427342"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427341"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427341"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427341"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}