{"id":427327,"date":"2020-09-15T08:16:33","date_gmt":"2020-09-15T05:16:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427327"},"modified":"2020-09-15T08:41:45","modified_gmt":"2020-09-15T05:41:45","slug":"dad-shacab-ah-oo-ku-geeriyooday-qarax-ay-al-shabaab-ay-ku-aaseen-duleedka-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dad-shacab-ah-oo-ku-geeriyooday-qarax-ay-al-shabaab-ay-ku-aaseen-duleedka-xudur\/","title":{"rendered":"Dad shacab ah oo ku geeriyooday qarax Al-shabaab ay ku aaseen duleedka Xuddur"},"content":{"rendered":"<p>Bokool(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Xuddir ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in Qarax miino dhulka lagu aasay oo lakacday dad shacab ah oo mooto 3 lugoolay saarnaa,kaasi oo maleeshiyaadka Alshabaab ay aaseen.<\/p>\n<p>6 qof oo shacab culimada deegaanka ah ayaa ku dhimatay 2 kalena waa ay\u00a0 ku dhaawacmeen qarax miino dhulka lageliyey oo haleeshey mooto 3 lugooley ah,taasi oo ay saarnaayeen 8 ruux oo 2 ka mid ah walaalo yihiin.sida uu soo sheegay Maxamed Xasan Cabdiraxmaan Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee Bokool.<\/p>\n<p>Qaraxan wuxuu ka dhacay meel xuddur u jirta 25 KM ugana beegan dhanka waqooni waana wadada xiriirisa magaalooyinka ceelberde, quracjoome iyo gobolka hiiraan.<\/p>\n<p>Culimadaan ayaa lasheegey in ay ku socdeen guri lagu casuumay oo quraan ku akhriyaan, waxana saaka lagu aasayaa tuulada Banjinaay oo 15 km u jirta magaalada xuddur,halkaas oo markii hore ka baxeen.<\/p>\n<p>Aragagaxisada Shabaab ayaa ka dambaysay falkaan lagu xasuuqey culimadaan aan waxba galabsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bokool(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Xuddir ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in Qarax miino dhulka lagu aasay oo lakacday dad shacab ah oo mooto 3 lugoolay saarnaa,kaasi oo maleeshiyaadka Alshabaab ay aaseen. 6 qof oo shacab culimada deegaanka ah ayaa ku dhimatay 2 kalena waa ay\u00a0 ku dhaawacmeen qarax miino dhulka lageliyey oo haleeshey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427329,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427327","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427327"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427337,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427327\/revisions\/427337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}