{"id":427305,"date":"2020-09-14T15:07:11","date_gmt":"2020-09-14T12:07:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427305"},"modified":"2020-09-14T15:09:30","modified_gmt":"2020-09-14T12:09:30","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-bariire-ku-dilay-maleyshiyaad-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-bariire-ku-dilay-maleyshiyaad-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo Bariire ku dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya\u00a0 oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose\u00a0 ayaa\u00a0 \u00a0dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ciidanka lagu soo wargaliyay in ay ku dhuumaaleeysanayaan deegaan u dhaw Bariire.<\/span><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<div dir=\"auto\">\u00a0Ururka 143 ee Ciidanka Xooggga dalka ayaa weerar ku qaaday Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo si dhuumaaleysi ah dadka ku dhaqan tuulooyin hoostaga Bariire kaga qaadayay Lacago baad ah.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Taliyaha Ururka 143 ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Dhamme Axmed Xasan Siyaad ayaa sheegay in Howlgalka uu ahaa Mid qorsheysan isla markaana lagu dilay Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Dhamme Axmed xasan Siyaad waxa uu sheegay in Howlgalka lagu dilay ku dhawaad 12 ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab .<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya\u00a0 oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose\u00a0 ayaa\u00a0 \u00a0dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ciidanka lagu soo wargaliyay in ay ku dhuumaaleeysanayaan deegaan u dhaw Bariire. \u00a0Ururka 143 ee Ciidanka Xooggga dalka ayaa weerar ku qaaday Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo si dhuumaaleysi ah dadka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427306,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427305","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427305"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427308,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427305\/revisions\/427308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427306"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}