{"id":427254,"date":"2020-09-14T10:47:51","date_gmt":"2020-09-14T07:47:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427254"},"modified":"2020-09-14T11:10:32","modified_gmt":"2020-09-14T08:10:32","slug":"soomaaliya-oo-xoojinaysa-maalgashiga-dalxiiska-iyo-kordhinta-goobaha-dalxiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-xoojinaysa-maalgashiga-dalxiiska-iyo-kordhinta-goobaha-dalxiiska\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo xoojinaysa maalgashiga dalxiiska iyo kordhinta goobaha dalxiiska + sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda xil gaarsiinta mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey munaasabadda xuska maalinta dalxiiska Soomaaliyeed iyo astaynta goobaha dalxiiska dalka ayaa sheegay in wasaaraddu ay diyaarisay qorshe baaxad leh oo sare loogu qaadayo kaabayaasha dalxiiska dalka, si sare loogu qaado dakhliga dalka ka soo galaya.<\/p>\n<p>\u201cMuddo 14 cesho oo ka bilaabaneyso 13 bisha iyo 27 bishaan waxaan udabaal degeynaa maalmaha dalxiiska Soomaaliyeed waxaana ugu talagalnay in maalinta walba aan soo bandhigno goobaha qurxoon ee loo dalxiis tagi karo&#8221; ayuu yiri wasiir Maareeye.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka ayaa gobollada dalka iyo degmooyinka ku tartansiiyey sida ay wax uga qabtaan horumarinta dalxiiska, taas oo ay dawladda Soomaaliya ku abaal marin doonto, iyadoo sidoo kale wasaaraddu ay samaynayso hab Online ah oo lagu diiwaan galiyo goobaha dalxiiska iyo Hoteellada loo tamashle tago, si dadka dibadda ka imaanayaa ay si sahlan ula soo xiriiraan.<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda dalxiiska ee Wasaaradda warfaafinta Farxiyo Samaan ayaa sheegay in haatan dalxiiska dalka laga dareemayo isbedel, iyadoo sanadkii sedexaad oo xiriir ah xoogga laga saarayo sidii loo soo nooleyn lahaa daxliiska dalka, taas oo ay ka dhalan karaan koboc dhaqaale iyo shaqo abuur.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Cabdiraxmaan Sh Yuusuf Al-cadaala oo isna munaasabadaas ka hadlay ayaa xusay in maanta la garanayo goobaha loo asteeyey dalxiiska dalka, taas oo muujinaysa sida shaqo culus looga qabtay.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed shire Falagle ayaa wasaaradda warfaafinta ku amaanay soo bandhista goobaha bilicda leh ee dalka iyo sare uqaadista goobaha dalxiiska dalka.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo ku hadlayay magaca dowlad goboleedyada dalka waxaan uga mahadcelinaynaa wasaaradda warfaafinta sida ay bulshada Soomaaliyeed ugu jiheyneyso sidii loo soo bandhigay goobaha bilicda leh ee uu alle nagu maneystay ayuu hadalkiisa ku daray Wasiir Falagle.<\/p>\n<p>Wakiillada ka socday dawlad goboleedyada, gobolka Banaadir, shirkadaha duulimaadyada iyo Bankiyada ayaa bogaadiyey inuu jiro hanaan isku xiran oo lagu horumarinayo dalxiiska Soomaaliya, iyadoo la garowsanyahay sida dalxiisku uu maanta caalamka uga noqday il dhaqaale oo wayn, Soomaaliyana ay leedahay fursado muhiim ah oo ay ku soo jiidan karto dalxiisayaal badan sanad kasta.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437074 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9155-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437075 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9234-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437076 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9248-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437077 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9264-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437078 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9267-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437079 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9269-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437080 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9271-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437081 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9300-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437082 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9301-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437083 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9317-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437084 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9324-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437085 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9326-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437086 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9329-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437087 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9337-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437088 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9360-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437089 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9363-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437090 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9365-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437091 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9368-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437092 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9380-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437093 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9403-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437094 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9413-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437095 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9418-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437096 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9427-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437097 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9438-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437098 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9505-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437099 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9518-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437100 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9552-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437101 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9553-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437102 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9554-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437103 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9571-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437104 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9573-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437105 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9574-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437106 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9581-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437107 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9644-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437108 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9645-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437109 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9681-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-437110 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 6720px) 100vw, 6720px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714.jpg 6720w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/3B5A9714-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"6720\" height=\"4480\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda xil gaarsiinta mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey munaasabadda xuska maalinta dalxiiska Soomaaliyeed iyo astaynta goobaha dalxiiska dalka ayaa sheegay in wasaaraddu ay diyaarisay qorshe baaxad leh oo sare loogu qaadayo kaabayaasha dalxiiska dalka, si sare loogu qaado dakhliga dalka ka soo galaya. \u201cMuddo 14 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427259,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[84,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427254","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ganacsiga","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427254"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427263,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427254\/revisions\/427263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}