{"id":427245,"date":"2020-09-14T07:58:15","date_gmt":"2020-09-14T04:58:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427245"},"modified":"2020-09-14T07:58:15","modified_gmt":"2020-09-14T04:58:15","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-khaarijiyay-2-horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-maleeshiyada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-khaarijiyay-2-horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-maleeshiyada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo khaarijiyay 2 horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay waxaa ay ku khaarijiyeen horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo u qaabilsanaa dhibaataynta shacabka ku dhaqan magaalooyinka Baydhabo iyo Bardaale ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Howlgalka oo ka dhacay meel khayaas ahaantii 45 KM dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo ayaa lagu dilay horjooge Ibraahim Macalin Cabdi,kaasi oo magaciisa is afgarashada Alshabaab lagu sheegay(Ibraahim Geney).<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay 2 qori nuuca AK47 ah iyo Baaskoolada leh 8 qasnadood,sida uu ku soo waramay wakiilka warbaahinta Qaranka ee gobolka Bay Siraaji SHeekh Isxaaq.<\/p>\n<p>Dhanka kale howlgal qorshaysnaa oo ay ciidanka kumaandooska Danab ay ka sameeyeen degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose ayay ku khaarijiyeen horjoogihii maleeshiyaadka Al-shabaab uqaabilsanaa diyaarinta qaraxyada iyo afar maleeshiyaad,kuwaasi oo ku dhuumaalaysanayay guri ku yaalo degmada Jamaame,halkaasi oo ay ciidanka kumaandooska ay ku soo qabteen.<\/p>\n<p>saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in Horjoogahani oo lagu magacaabo Aadan Yuusuf Sheekh Maxamuud (Abuu Salmaan) uu dhibaatooyin badan ugeystay shacabka ku dhaqan gobolada Jubooyinka,balse ciidanka kumaandooska ayaa ku guuleystay in ay toogtaan.<\/p>\n<p>Tan ayaa qeyb ka ah bartilmaameedka goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan maleeshiyada Alshabaab,taasi oo ay wadaan ciidanka Xooga Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay waxaa ay ku khaarijiyeen horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo u qaabilsanaa dhibaataynta shacabka ku dhaqan magaalooyinka Baydhabo iyo Bardaale ee gobolkaasi. Howlgalka oo ka dhacay meel khayaas ahaantii 45 KM dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo ayaa lagu dilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427247,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427245","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427245"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427248,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427245\/revisions\/427248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}