{"id":427158,"date":"2020-09-13T11:09:20","date_gmt":"2020-09-13T08:09:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427158"},"modified":"2020-09-13T11:32:09","modified_gmt":"2020-09-13T08:32:09","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-baaq-u-diray-shacabka-ku-dhaqan-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-baaq-u-diray-shacabka-ku-dhaqan-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Banaadir oo baaq u diray shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Guddoomiye Ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir mudane Axmed Xassan Iimaan ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayey dar-dargelinta, sare u qaadista dakhliga dowladda Hoose ee Xamar iyo qaadista canshuuraha guryaha.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ay ka soo qeyb-galeen guddoomiyeyaasha dagmooyinka gobolka Banaadir iyo agaasimayaasha qaabilsan dakhliyada dowladda hoose ayaa waxaa baaq loogu diray shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir in ay noqdaan canshuur bixiyayaal.<\/p>\n<p>Sidoo kale gudoomiyaha ayaa xusay\u00a0 in canshuurta ay bixiyaan shacabka\u00a0 dib loogu soo celin doono bilicdii Caasimada, isla markaana wax looga qabto adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada u baahan-yihiin sida Waxbarashada, Caafimaadka, Nadaafada iyo dhismaha Kaabayaasha muhiimka ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427164 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg1_.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"397\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg1_.jpg 680w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg1_-300x175.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427165 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg2jpg.jpg\" alt=\"\" width=\"676\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg2jpg.jpg 701w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg2jpg-300x173.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 676px) 100vw, 676px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427166 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg3jpg.jpg\" alt=\"\" width=\"676\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg3jpg.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir.jpg3jpg-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 676px) 100vw, 676px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427168 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir-1.jpg4jpg-1.jpg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir-1.jpg4jpg-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Gobolka-Banaadir-1.jpg4jpg-1-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Guddoomiye Ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir mudane Axmed Xassan Iimaan ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayey dar-dargelinta, sare u qaadista dakhliga dowladda Hoose ee Xamar iyo qaadista canshuuraha guryaha. Shirkaan oo ay ka soo qeyb-galeen guddoomiyeyaasha dagmooyinka gobolka Banaadir iyo agaasimayaasha qaabilsan dakhliyada dowladda hoose ayaa waxaa baaq loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427160,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427158","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427158"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427171,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427158\/revisions\/427171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}