{"id":427078,"date":"2020-09-12T08:01:24","date_gmt":"2020-09-12T05:01:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427078"},"modified":"2020-09-12T08:07:02","modified_gmt":"2020-09-12T05:07:02","slug":"al-shabaab-oo-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-uu-ka-soo-gaaray-qarax-ay-ku-aasayeen-garissa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/al-shabaab-oo-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-uu-ka-soo-gaaray-qarax-ay-ku-aasayeen-garissa\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray qarax ay ku aasayeen Gaarisa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garissa(SONNA)<\/strong> Wararka ka imaanaya magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in 3 qof oo looga shakisan yahay Al-shabaab ay ku geeriyoodeen 4 kalena ay ku dhaawacmeen,kadib qarax ay dhulka ku aasayeen oo iyaga ku qarxay.<\/p>\n<p>Laamaha ammaanka Kenya oo war ka soo saaray dhacdadan ayaa xaqiijiyay geerida 3 qof xili ay qarax aasayeen,waxaana intaasi ay ku dareen in 4 qof oo dhaawacyo ay soo gaareen.<\/p>\n<p>Police ayaa heley xog ku saabsan in 4 qof ee dhaawacantahay durba lagu qaaday gaari nuuca Toyota Hilux ah,islamarkaana ay qaadeen dad kale aan boolisku ahayn,ayan la baxsadeen.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha ammaanka dalka Kenya ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay kordhiyeen mudooyinkii ugu dambeeyay miinooyinka ay dhulka ku aasayaan,gaar ahaan hareeraha waddooyinka,taasi oo ciidamadu ay feejignaan ka muujinayaan.<\/p>\n<p>Kenya ayaa sheegtay in Ilaa 20 qof ay ku geeriyootay weeraro kala duwan oo Alshababa ay ka geysteen qeybo kamid ah gobolka Waqooyi Bari, inta u dhexeysay bilihii Janury iyo February<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garissa(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in 3 qof oo looga shakisan yahay Al-shabaab ay ku geeriyoodeen 4 kalena ay ku dhaawacmeen,kadib qarax ay dhulka ku aasayeen oo iyaga ku qarxay. Laamaha ammaanka Kenya oo war ka soo saaray dhacdadan ayaa xaqiijiyay geerida 3 qof xili ay qarax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427079,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427078","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427078"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427081,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427078\/revisions\/427081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}