{"id":427072,"date":"2020-09-11T22:08:15","date_gmt":"2020-09-11T19:08:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427072"},"modified":"2020-09-11T22:19:37","modified_gmt":"2020-09-11T19:19:37","slug":"wasaaradda-waxbarashada-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-arday-kaalin-sare-ka-galay-imtixaanka-dugsiyada-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-ka-tacsiyeysay-geerida-arday-kaalin-sare-ka-galay-imtixaanka-dugsiyada-sare\/","title":{"rendered":"Wasaaradda waxbarashada oo ka tacsiyeysay geerida arday kaalin sare ka galay imtixaanka dugsiyada sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427073\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/tabit-1.jpg\" alt=\"\" width=\"535\" height=\"542\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/tabit-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/tabit-1-296x300.jpg 296w\" sizes=\"auto, (max-width: 535px) 100vw, 535px\" \/><\/p>\n<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka, masuuliyiinta bahda waxbarashada iyo bulshada reer Jubbaland geerida naxdinta leh ee ku timid Taabit Cabdillaahi Xasan Rooble oo ahaa ardaygii kaalinta 22-aad ka galay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dhawaan la shaaciyay.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay Qoyskii uu ka baxay Thaabit u dirtay tacsi gaar ah, waxaana ay u rajeysay in Alle samir ka siiyo, iyadoo waalidiinta Soomaaliyeed ku boorisay inaysan ku hanjabin ficilada argagixisada.<\/p>\n<p>Thaabit Cabdillaahi Xasan Raabi oo ka baxay Iskuulka sare ee Ganaane ayaa ku baasay imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare 89.07%, waxaana ay qaraabo ahaayeen Gudoomiyihii rugta ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin oo isna qaraxaasi ku geeriyooday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka, masuuliyiinta bahda waxbarashada iyo bulshada reer Jubbaland geerida naxdinta leh ee ku timid Taabit Cabdillaahi Xasan Rooble oo ahaa ardaygii kaalinta 22-aad ka galay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dhawaan la shaaciyay. Wasaaraddu waxay Qoyskii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427073,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427072","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427072"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427076,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427072\/revisions\/427076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}