{"id":427063,"date":"2020-09-11T15:04:02","date_gmt":"2020-09-11T12:04:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427063"},"modified":"2020-09-11T15:24:01","modified_gmt":"2020-09-11T12:24:01","slug":"gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-jubaland-oo-ku-dhintay-qarax-kismaayo-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-jubaland-oo-ku-dhintay-qarax-kismaayo-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii rugta ganacsiga Jubaland oo ku dhintay qarax Kismaayo ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA)- Alle ha u naxariistee waxaa salaadii Jimcada ka dib qarax lala beegsaday ku dhintay gudoomiyihii rugta ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin.<\/p>\n<p>Qaraxa waxaa sidoo kale ku dhintay wiil uu adeer u ahaa gudoomiyuhu, halka ay ku dhaawacmeen ilaa 6-ruux oo sadex ka mid ah ay ilaaladiisa ahaayeen.<\/p>\n<p>Qaraxa oo uu fuliyey qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacay agagaarka Masjid u dhaw Xarunta Maamulka Degmada Kismaayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA)- Alle ha u naxariistee waxaa salaadii Jimcada ka dib qarax lala beegsaday ku dhintay gudoomiyihii rugta ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin. Qaraxa waxaa sidoo kale ku dhintay wiil uu adeer u ahaa gudoomiyuhu, halka ay ku dhaawacmeen ilaa 6-ruux oo sadex ka mid ah ay ilaaladiisa ahaayeen. Qaraxa oo uu fuliyey qof isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427064,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427063","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427063","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427063"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427067,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427063\/revisions\/427067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427064"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}