{"id":427049,"date":"2020-09-11T12:24:14","date_gmt":"2020-09-11T09:24:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427049"},"modified":"2020-09-11T13:51:35","modified_gmt":"2020-09-11T10:51:35","slug":"wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-ka-warbixiyay-hirgalinta-sharciga-la-dagaalanka-musuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-ka-warbixiyay-hirgalinta-sharciga-la-dagaalanka-musuqa\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaaladda XFS oo ka warbixiyay sharciga la dagaalanka musuqa &#038; dhaqangalkiisa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji\u00a0 ,ayaa manta ka warbixiyay qodobo la xiriiray sida ay lagama maarmaanka u tahay hirgalinta dowlad wanaagga iyo toosinta maamulka hey\u2019adha xukuumaddda Federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka oo manta ka hadlay \u00a0kulanka todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Lagu guuleystay diyaarnta \u00a0sharciga la dagaalanka musuqa \u00a0iyo dhismaha guddi madax bannaan oo u howlgala ilaalinta hantida umadda.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Xuseen Xaaji\u00a0 ayaa sheegay im ay socdaan sameynta qorsho lagu dhameystirayo habraaca aasaasiga u ah shaqada guddiga madaxa bannaan iyo meel marinta sidii heyadaha dowaladda loogu dabaqi lahaa dhaqangalinta sharciga la dagaalanka musuqa.<\/p>\n<p>Wasiirku,waxa uu ka dhawaajiyay in la dagaalanka musuqa iyo toosinta maamulka ay dani ugu jirto shacabka,wuxuuna Soo jeediyay in la taageero qorshaha dowladda ee lagu raadinaato xal waara oo loo helo musuqa iyo wax isdaba marinta .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji\u00a0 ,ayaa manta ka warbixiyay qodobo la xiriiray sida ay lagama maarmaanka u tahay hirgalinta dowlad wanaagga iyo toosinta maamulka hey\u2019adha xukuumaddda Federaalka ee Soomaaliya. Wasiirka oo manta ka hadlay \u00a0kulanka todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Lagu guuleystay diyaarnta \u00a0sharciga la dagaalanka musuqa \u00a0iyo dhismaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427049","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427049"}],"version-history":[{"count":11,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427062,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427049\/revisions\/427062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}