{"id":427037,"date":"2020-09-11T11:41:47","date_gmt":"2020-09-11T08:41:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427037"},"modified":"2020-09-11T11:44:29","modified_gmt":"2020-09-11T08:44:29","slug":"dowladda-qadar-oo-maalgelineysa-waxbarashada-dalaka-ay-ka-jiraan-xaaladaha-degdegga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-qadar-oo-maalgelineysa-waxbarashada-dalaka-ay-ka-jiraan-xaaladaha-degdegga-ah\/","title":{"rendered":"Dowladda Qadar oo maalgelineysa waxbarashada dalalka ay ka jiraan xaaladaha degdegga ah"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaare ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani,\u00a0 ayaa sheegay in<br \/>\nDowladda Qatar mudnaan siineysaa maalgelinta waxbarashada\u00a0 wadama\u00a0 ay ka jiraan xaaladaha degdegga ah .<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed\u00a0 ayaa maanta\u00a0 ka jeedinayay khudbad munaasabad heer sare loo soo agaasimay ee lagu xusaayay maalinta<br \/>\ncaalamiga ah ee kahortaga xadgudubka waxbarashada, taasoo ay soo qabanqaabiyeen hay&#8217;ada samafalka ee waxbarashada sare ee Qatar ,UNICEF iyo UNESCO.<\/p>\n<p>Sidoo kale\u00a0 Sheikh Mohammed\u00a0 ayaa tilmaamay in munaasabadan ay tahay munaasabad muhiim ah oo lagu baaqayo in la joojiyo xadgudubka waxbarashada ula kaca ah ee lala beegsanayo waxbarashada iyo<br \/>\nrabshadaha hubeysan ee ay la kulmaan ardayda, macallimiinta, iskuulada iyo xarumaha kale ee waxbarasho ee adduunka oo dhan, .<br \/>\nWaxa uu Ra&#8217;iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed sheegay in Dawladda Qatar ay rajaynayso in ardayda iyo dhalinyarada lagu wacyigaliyo munaasabada<br \/>\nmaalindan caalamiga\u00a0 taaso u jeedadeedo tahay in la iska kaashado qaabkii loo joojin lahaa\u00a0 xadgudubka waxbarashada ula kaca ah ee lala beegsanayo waxbarashada.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed ayaa carabka ku adkeeyay in waxbarashadu ay tahay aalad wax ku ool ah kana qaybqaadan karta horumarka , barwaaqada,\u00a0 dib u dhiska dhaqaalaha iyo\u00a0 bulshooyinka ay<br \/>\nburburiyeen iskahorimaadyada iyo dhibaatooyinka, wuxuuna sheegay in cudurka faafa ee karoona (Covid 19) uu muujiyey sinnaan la&#8217;aanta ka jirta qaab dhismeedka tacliinta ee waddamada qaar, iyo baahida degdegga ah ee loo qabo in wax looga qabto, sidii carruur iyo Dhallinyaradba.<\/p>\n<p>Gabagabadii\u00a0 Ra&#8217;iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed\u00a0 ayaa carabka ku adkeeyay in waxbarashadu ay safka hore kaga jirto siyaasada Qadar,wuxuuna yiri \u201cDowlada Qatar waxay sii wadi doontaa balanqaadkeeda ah<br \/>\nin waxbarashada la gaadhsiiyo malaayiin caruur ah oo danyar ah, lana ilaaliyo xarumaha waxbarashada\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaare ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani,\u00a0 ayaa sheegay in Dowladda Qatar mudnaan siineysaa maalgelinta waxbarashada\u00a0 wadama\u00a0 ay ka jiraan xaaladaha degdegga ah . Ra&#8217;iisul Wasaaraha Sheikh Mohammed\u00a0 ayaa maanta\u00a0 ka jeedinayay khudbad munaasabad heer sare loo soo agaasimay ee lagu xusaayay maalinta caalamiga ah ee kahortaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":427044,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427037","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427037"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427047,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427037\/revisions\/427047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}