{"id":427027,"date":"2020-09-10T23:13:41","date_gmt":"2020-09-10T20:13:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=427027"},"modified":"2020-09-11T09:25:52","modified_gmt":"2020-09-11T06:25:52","slug":"wasaaradda-gargaarka-iyo-maaraynta-masiibooyinka-oo-ka-digtay-fatahaad-baaxad-leh-oo-uu-sameeyo-wabisha-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-gargaarka-iyo-maaraynta-masiibooyinka-oo-ka-digtay-fatahaad-baaxad-leh-oo-uu-sameeyo-wabisha-shabeelle\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka oo ka digtay fatahaad baaxad leh oo uu sameeyo wabiga Shabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dawladda FS ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in la filan karo fatahaad baaxad leh oo uu todobaadka soo socda samayn karo wabiga Shabeelle, maadaama la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah ay ka da&#8217;aan dhulka sare ee Ethiopia oo wabigu ka soo bilowdo.<\/p>\n<p>Warbixin ka soo baxday wasaaradda ayaa lagu sheegay in haatanba xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu wabigu ku fatahay, ayna ka dhalatay saamayn nololeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-427028\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/f85b49b8-492d-4821-a9fa-456a01830311.jpg\" alt=\"\" width=\"913\" height=\"1160\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/f85b49b8-492d-4821-a9fa-456a01830311.jpg 850w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/f85b49b8-492d-4821-a9fa-456a01830311-236x300.jpg 236w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/f85b49b8-492d-4821-a9fa-456a01830311-768x976.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/f85b49b8-492d-4821-a9fa-456a01830311-806x1024.jpg 806w\" sizes=\"auto, (max-width: 913px) 100vw, 913px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dawladda FS ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in la filan karo fatahaad baaxad leh oo uu todobaadka soo socda samayn karo wabiga Shabeelle, maadaama la saadaalinayo in roobab mahiigaan ah ay ka da&#8217;aan dhulka sare ee Ethiopia oo wabigu ka soo bilowdo. Warbixin ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427029,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-427027","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=427027"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427032,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/427027\/revisions\/427032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=427027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=427027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=427027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}