{"id":426996,"date":"2020-09-10T18:21:53","date_gmt":"2020-09-10T15:21:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426996"},"modified":"2020-09-10T18:28:41","modified_gmt":"2020-09-10T15:28:41","slug":"golaha-wasiirrada-oo-meel-mariyay-hindise-sharciyeedka-dhismaha-heyadda-diiwaan-gelinta-iyo-aqoonsiga-dadweynaha-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-oo-meel-mariyay-hindise-sharciyeedka-dhismaha-heyadda-diiwaan-gelinta-iyo-aqoonsiga-dadweynaha-sawirro\/","title":{"rendered":"Xukuumadda oo meel marisay hindise sharciyeedka dhismaha hay&#8217;adda diiwaan-galinta iyo aqoonsiga dadweynaha &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Muqdisho (SONNA)-Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey\u2019adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, Hindise Sharciyeedka dhismaha hey\u2019adda dhiirri-gelinta maal-gashiga iyo siyaasadda isbedelka cimilada.<\/p>\n<p align=\"left\">Shirka Golaha ayaa sidoo kale lagu ansixiyay Istaraatiijiyadda dhiirri-gelinta maal-gashiga qaranka, Axdiga jaamacadda Carabta ee la dagaallanka Musuq-maasuqa,<br \/>\nheshiiska Iskaashiga arrimaha waxbarashada ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga iyo Heshiiska iska ilaalinta laba jeer canshuuridda iyo kahor tagga la baxsiga canshuuraha saaran dakhliga ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Qatar.<\/p>\n<p align=\"left\">Kulanka oo uu guddoomiyay Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed\u00a0ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixnta amniga iyo xaaladda waxbarashada dalka.<\/p>\n<p align=\"left\">Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey\u2019adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, Hindise Sharciyeedka dhismaha hey\u2019adda dhiirri-gelinta maal-gashiga iyo siyaasadda isbedelka cimilada.<\/p>\n<p align=\"left\">Shirka Golaha ayaa sidoo kale lagu ansixiyay Istaraatiijiyadda dhiirri-gelinta maal-gashiga qaranka, Axdiga jaamacadda Carabta ee la dagaallanka Musuq-maasuqa,<br \/>\nheshiiska Iskaashiga arrimaha waxbarashada ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga iyo Heshiiska iska ilaalinta laba jeer canshuuridda iyo kahor tagga la baxsiga canshuuraha saaran dakhliga ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Qatar.<\/p>\n<p align=\"left\">Kulanka oo uu guddoomiyay Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixnta amniga iyo xaaladda waxbarashada dalka.<\/p>\n<p align=\"left\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-426997\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00001.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00001.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00001-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-426998\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00002.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00002.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00002-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-426999\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00003.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00003.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00003-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-427000\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00004.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00004.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00004-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-427001\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00007.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00007.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/image00007-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey\u2019adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, Hindise Sharciyeedka dhismaha hey\u2019adda dhiirri-gelinta maal-gashiga iyo siyaasadda isbedelka cimilada. Shirka Golaha ayaa sidoo kale lagu ansixiyay Istaraatiijiyadda dhiirri-gelinta maal-gashiga qaranka, Axdiga jaamacadda Carabta ee la dagaallanka Musuq-maasuqa, heshiiska Iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":427000,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426996","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426996"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427004,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426996\/revisions\/427004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/427000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}