{"id":426963,"date":"2020-09-10T14:36:21","date_gmt":"2020-09-10T11:36:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426963"},"modified":"2020-09-10T14:55:02","modified_gmt":"2020-09-10T11:55:02","slug":"dab-xoog-leh-oo-ka-kacay-dekadda-magaalada-beirut-ee-dalka-lubnaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dab-xoog-leh-oo-ka-kacay-dekadda-magaalada-beirut-ee-dalka-lubnaan\/","title":{"rendered":"Dab xoog leh oo mar kale ka kacay Dekadda Beirut ee Lubnaan"},"content":{"rendered":"<p>Dab xoog leh ayaa qabsaday dekedda caasimadda Lubnaan ee Beirut, ka dib markii wax ka yar bil ay halkaasi ka dhaceen \u00a0qarax weyn uu baabi&#8217;iyay dhismayaasha dekedda iyo goobaha kale ee k u dhowaa.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo degdeg ah oo ku saabsan waxa sababay dabka manta oo Khamiis ah mar kale qabsaday dekedaasi<\/p>\n<p>Ciidanka Lubnaan ayaa sheegay in dabku ka kacay bakhaar ay ku jireen saliid iyo taayirada<\/p>\n<p>Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ciidamada ayaa ka qeyb qaadanayay dadaalada lagu daminaayo dabkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dab xoog leh ayaa qabsaday dekedda caasimadda Lubnaan ee Beirut, ka dib markii wax ka yar bil ay halkaasi ka dhaceen \u00a0qarax weyn uu baabi&#8217;iyay dhismayaasha dekedda iyo goobaha kale ee k u dhowaa. Ma jiro wax war ah oo degdeg ah oo ku saabsan waxa sababay dabka manta oo Khamiis ah mar kale qabsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426964,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426963","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426963"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426972,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426963\/revisions\/426972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}