{"id":426950,"date":"2020-09-09T22:18:31","date_gmt":"2020-09-09T19:18:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426950"},"modified":"2020-09-10T08:46:02","modified_gmt":"2020-09-10T05:46:02","slug":"sii-hayaha-raiisul-wasaaraha-hagardaamada-aragagixisadu-ma-hakin-doonto-dadaalka-loogu-jiro-nabad-kusoo-dabaalidda-dalkeenna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-raiisul-wasaaraha-hagardaamada-aragagixisadu-ma-hakin-doonto-dadaalka-loogu-jiro-nabad-kusoo-dabaalidda-dalkeenna\/","title":{"rendered":"Sii hayaha Ra\u2019iisul wasaaraha, \u201cHagardaamada aragagixisadu ma hakin doonto dadaalka Loogu jiro nabad kusoo dabaalidda dalkeenna\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho; Arbaco, September 09, 2020\u2014-Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane\u00a0Mahdi Maxamed Guuleed\u00a0ayaa caddeeyay in hagardaamada aragagixisadu aysan hakin doonin dadaalka dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu jiraan nabad ku soo dabaalidda dalka.<\/p>\n<p>\u201cAllaha u naxariisto muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii argagixisadu galabta ka geysteen Muqdisho.Waxaan tacsi u dirayaa ehelada dadka geeriyooday. Waxaan caafimaad deg deg ah Alle uga baryayaa dadka dhaawacmay\u201d, ayuu yiri mudane Mahdi Maxamed Guuleed.<\/p>\n<p>Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka ayaa raaciyay, \u201cXagjirku waxay beegsanayaan rayidka si ay u dilaan tirada ugu badan ee shacab ah. Ujeedkooda ugu weyn waa inay muujiyaan inay dad dili karaan, balse ma lahan hadaf iyo ujeeddo ay u dagaallamayaan, mana matalaan Islaamka iyo dhaqankeenna suubban oo reebaya in la laayo dad aan waxba galabsan\u201d.<\/p>\n<p>\u2014DHAMMAAD\u2014-<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho; Arbaco, September 09, 2020\u2014-Sii hayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, mudane\u00a0Mahdi Maxamed Guuleed\u00a0ayaa caddeeyay in hagardaamada aragagixisadu aysan hakin doonin dadaalka dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu jiraan nabad ku soo dabaalidda dalka. \u201cAllaha u naxariisto muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii argagixisadu galabta ka geysteen Muqdisho.Waxaan tacsi u dirayaa ehelada dadka geeriyooday. Waxaan caafimaad deg [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426951,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426950","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426950"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426954,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426950\/revisions\/426954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}