{"id":426947,"date":"2020-09-09T22:15:02","date_gmt":"2020-09-09T19:15:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426947"},"modified":"2020-09-10T08:47:45","modified_gmt":"2020-09-10T05:47:45","slug":"gobolka-banaadir-oo-si-kulul-u-cambaareeyay-falkii-wuxuushnimada-ahaa-ee-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gobolka-banaadir-oo-si-kulul-u-cambaareeyay-falkii-wuxuushnimada-ahaa-ee-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Gobolka Banaadir oo si kulul u cambaareeyay qaraxii wuxuushnimada ahaa ee ka dhacay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii ay argagixisada ay ka fuliyeen goob ay ku qaxweeyaan bulshada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Cumar Filish ayaa yiri \u201cWaxaan muruga iyo xanuunka la wadaagayaa ehellada dadkii qiimaha badnaa ee ku dhintay falkii waxuushnimada ahaa oo ay argagixisadu galabta ka geesteen maqaaxida Blue Sky, Waa wax aad u foolxun dhaqanka ku saleysan daadinta dhiigga dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan oo ay caadeysteen argagixisadu\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale duqa magaalada Muqdisho ayaa baaq u diray shacabka gobolka Banaadir isagoo yiri, \u201cWaa inaan dhamaanteena dowlad iyo shacab u midownaa la dagaallanka iyo cirib-tirka argagixisada oo had iyo jeer falal gurcan la beegsada dadkeena qiimaha badan\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii ay argagixisada ay ka fuliyeen goob ay ku qaxweeyaan bulshada. Guddoomiyaha Cumar Filish ayaa yiri \u201cWaxaan muruga iyo xanuunka la wadaagayaa ehellada dadkii qiimaha badnaa ee ku dhintay falkii waxuushnimada ahaa oo ay argagixisadu galabta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426947","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426947"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426955,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426947\/revisions\/426955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}