{"id":426831,"date":"2020-09-09T10:28:33","date_gmt":"2020-09-09T07:28:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426831"},"modified":"2020-09-09T10:37:39","modified_gmt":"2020-09-09T07:37:39","slug":"soomaaliya-oo-caalamka-la-wadaagtay-saamaynta-dhaqaale-ee-uu-gaarsiiyey-cronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-caalamka-la-wadaagtay-saamaynta-dhaqaale-ee-uu-gaarsiiyey-cronavirus\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Caalamka la wadaagtay saamaynta dhaqaale ee uu gaarsiiyey Cronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Sii-hayaha wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo ku aadan saamaynta dhaqaale ee cudurka Covid-19 uu ku keenay dhaqaalaha caalamka, kaas oo ay qaban qaabisay Qaramada Midoobay, kaas oo aaladda internet-ka ee tooska ah ku qabsoomay.<\/p>\n<p>Wasiir Beyle ayaa sheegay in shirka muhiimaddiisa uu ahaa sidii looga soo kabsan lahaa saameynta dhaqaale ee waddamada qaar uu u geystay Cudurka Coronavirus, isla markaana Soomaaliya ay kamid tahay dalalka uu cudurku yareeyey dakhligii dawladda soo galayey iyo koboca dhaqaalaha guud ee dalka.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirada maaliyadda 73-wadan iyo hay&#8217;adaha caalamiga ah ee dhaqaalaha, waxaana leysku af-gartay in taageero maaliyadeed la siiyo waddamada soo koraya ee Soomaaliya ka mid tahay, kuwaas oo saameynta dhaqaale uu ku yeeshay Covid-19.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Sii-hayaha wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo ku aadan saamaynta dhaqaale ee cudurka Covid-19 uu ku keenay dhaqaalaha caalamka, kaas oo ay qaban qaabisay Qaramada Midoobay, kaas oo aaladda internet-ka ee tooska ah ku qabsoomay. Wasiir Beyle ayaa sheegay in shirka muhiimaddiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426832,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426831","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426831","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426831"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426835,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426831\/revisions\/426835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}